• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Sawirada Labadii Nin Ee isku Qarxiyay Ciidanka Amisom Kuwaasoo Ay Sheegeen in Ay u Aarayeen Hogaamihii Al-qaacidada Ciraaq (Baqdaadi) عقد المتحدث باسم حركة الشباب المجاهدين الشيخ "علي محمود راجي" حفظه الله، مؤتمرا صحفيا في "مقديشو"صرح فيه بأن هذه العملية جاءت ثأرا لدماء شهيدينا البطلين بإذن الله، الشيخُ القائد "أبو عمر البغدادي" و وزيره الضرغام "أبو حمزة المهاجر" و من معهما من جند الله الأشاوس تقبلهم الله، و اللذين قصفتهم أيدي الجبن


2 Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saaray Baaq ay kaga hadlayaan qaraxii doraad ka dhacay Bangigii hore ee ganacsiga iyo Keydka

 

Soomaaliya halkaasoo ay dhowaan soo dageen Ciidanka ka Socda Midowaga Afrika gaar ahaan kuwa Ugandha oo dhowaan la soo

 

kordhiyay tiradoodana ay gaarayso 5300 oo askari Sida uu sheegeen warbaahinta Dalka Ugandha iyo Afhayeenka Ciidanka AMISOM

 

Ee Muqdisho jooga qaraxa ayay ku dhaawacmeen Shan Askari oo Ugandheys ah oo uu mid ka mid ah dhaawac halis ah qabo Mana jiraan

 

Wax dhimasho ah oo la soo wariyay halka ay kooxda Shabaabkana qaraxaas kaga dhinteen laba wiil oo dhalinyaro kuwaasoo u Dhintay sida ay sheegeen Shabaabka Sawiradoodana ka muqata Nin aysan badankood garanayayn Xataa Muuqaalkiisa kaasoo ah Abuu Cumar Al-Baqdaadi Hogaamihii Al-Qaacida Ee Wadanka Ciraaq

Kaasoo ay dhowaan Ciidamo Ciraaqiyiin iyo Mareykan ah ku dileen isaga iyo Ninkii u Qaabilsanaa Dhinaca Ciidanka Al-Masri kadib markii Xog laga helay rag ururkaas ka tirsanaa oo

 

Sir bixiyay hadalka Shabaab ee ah in ay u Aargudeen Hogaamiyayaal Al-Qaacida ah oo Ciraaq ka dagaalama ayaa u Muuqda Ishii Bugtaay Ku Bikaacso Shabaab Waa Qaacida Qaacidana

 

Waa Shabaab iyadoo dhinaca kalena hore loo ogaa in Zarqaawi loogu Magac daray Xaafad ka mid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo waxaase Cajiib ah Ninka isu Dilay Nin laga Yaabo inuusan

 

Xataa garanayn Magaciisa Saxda ah iyo Sababta uu u dhintay oo waliba laba nin oo dhalinyaro Muqdisho Joogtaahi ugu dhintaan Al-Baqdaadi iyo Al-Masri oo ah laba Magac oo La Maldahay 

 

Halkan Ka Dhageyso Hadalkii Afhayeenka Shabaab Cali Dheere

 

 

Bayaankii Shabaabka oo Carabi ku qoran  

الحمدُ لله ربّ العالمين والصّلاة والسّلام على إمام المجاهدين محمّد وعلى آله وصحبه أجمعين أما بعد:

نفذت كتيبة الاستشهاديين التابعة لحركة الشباب المجاهدين – بفضل الله – يوم ‏الثلاثاء‏ 13‏ جمادى الأولى‏ 1431 هـ الموافق لـ 27 نيسان 2010 ، عملية استشهادية على قاعدة عسكرية كانت تُعِدها القوات الصليبية لتجعل منها مقرا لها في حي "شبس" في ولاية بنادر الإسلامية "مقديشو" .

نفذ العملية فارسان مقدامان من أبطال كتيبة الاستشهاديين كانا يقودان شاحنة كبيرة محملة بالمواد المتفجرة فانغمسا بها في صفوف الصليبيين بكل عزم و يقين، و فجّرا وكرَ الصليبيين فخر عليهم السقف من فوقهم و أتاهم الله من حيث لم يحتسبوا و قذف في قلوبهم الرعب، فأثخنا فيهم أيما إثخان، و قد كانت المحصلة الأولى لهذه العملية المباركة قتل خمسة عشر صليبي و جرح عدد آخر و يرجح أن تكون حصيلة القتلى أكثر بكثير بفضل الله و منه.

هذا وقد عقد المتحدث باسم حركة الشباب المجاهدين الشيخ "علي محمود را جي" حفظه الله، مؤتمرا صحفيا في "مقديشو"صرح فيه بأن هذه العملية جاءت ثأرا لدماء شهيدينا البطلين بإذن الله، الشيخُ القائد "أبو عمر البغدادي" و وزيره الضرغام "أبو حمزة المهاجر" و من معهما من جند الله الأشاوس تقبلهم الله، و اللذين قصفتهم أيدي الجبن

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

1 2

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: