• RSS Somali VOA

    • Borussia Dortmund oo Taariikh Sameysay September 20, 2017
      Kooxda Brussia Dortmund ayaa noqotay kooxdi ugu horreysay oo Jarmal ah oo aanan wax gool ah laga dhalin dhamaan shanta kulan ee ugu horreysay ee horyaalka Bundesliga taariikhda.
    • Qubanaha VOA, Sep 21, 2017 September 20, 2017
    • Benzema oo Saxiixay Heshiis Cusub September 20, 2017
      Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa kordhiyay qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa kaddib marki uu qalinka ku duugay heshiis cusub oo afar sana ah.
    • Madrid oo Martigalinaysa Finalka Champions League September 20, 2017
      Xiriirka kubadda cakta Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay garoonka lagu qaban doono finalka koobka Kooxaha Horyaalada Yurub ee loo yaqaano Eufa Champions League.  Xiriirka UEFA ayaa u codeeyay in sanadka 2019-ka lagu qabto finalka tartanka Yurub garoonka kooxda Atletico Madridee Wanda Metropolitano stadium. Garoonkan oo qaada 67 kun oo ruux ayaa la furay 17-ki b […]
    • Dilalka Haweenka ee Gobolka Banaadir oo Batay September 20, 2017
      Dilalka haweenka ka shaqeeya gobolka Banadir ayaa ku soo badaneysay waaydan magaalada muqdisho. Dhowr iyo toban haween ah oo xubno ka noqdey maamulka gobolka Banadir ayaa lagu diley meelo kala duwan oo Muqdisho ah.
    • Ciidamada Kenya oo Ka Baxay Baardheere September 20, 2017
      Ciidamada milatariga Kenya ee ka hawlgalayey magaalada Baardheere ayaa halkaasi iskaga baxay saaka iyaga oo u dhaqaaqay dhinaca xuduudda. Ciidamada Itoobiya iyo kuwo Soomaali ah ayaa xilligan ku haray magaalada Baardheere.
    • Puntland oo Amar ku Soo Rogtay Kalluumaysiga September 20, 2017
      Puntland ayaa sheegtay in ay maamnuuceen inaan muddo laba sano ah la kalluumaysan karin kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka oo uu sheegay in hilibkiisa aan la isticmaalin balse beerka oo keliya ay ganacsatadu iibsato.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 20, 2017
      Kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo dhawaad Xubinta Ciyaaraha, oo maanta qodobbo xiiso badan ayad ku dhageysan doontaan. Maxamuud Mascadde, ayaa soo jeedinaya.
    • Booliiska London oo Dad kale u Soo Xirey Qarixii London September 20, 2017
      Booliska Britain ayaa sheegey in ay soo xireen laba nin oo kale oo lala xiriirinaayo weerarkii bombaano ee toddobaadkii hore ka dhacay xarunta tareenada London, halkaasoo ay ku dhaaawacmeen 30 qof.
    • Trump oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay September 20, 2017
      Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa khudbaddii uu ka jeediyay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ku soo bandhigay siyaasadda maamulkiisa cusub.
    • 134 Qof oo ku Dhimatay Mexico September 20, 2017
      Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof.
    • Lacagta Xubinimada QM ee Soomaaliya lagu Leeyahay September 19, 2017
      Danjiraha ayaa sheegay inay sannad walba codsanayeen in dib loo dhigo bixinta lacagtaas, sannadkanna ay sidaas sameeyeen. Wuxuu meesha ka saaray oo been ku tilmaamay in loo diiday Soomaaliya inay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka hadlaan ama inay codeeyaan.
    • Siyaasiyiin Dhaliilay Taageerda Koonfur Galbeed u Muujisay Sucuudiga September 19, 2017
      Siyaasiyiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku shiray ayaa ka soo horjeestay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii dowladda Sacuudiga ay xayiraada ku saartay Dowladda Qatar.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 19, 2017
      Ku soo dhawaada Xubinta Ciyaaraha, o qodobbada aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin: Kulama Xiiso badan oo maanta dhacaya iyo sidey kooxuhu isku arki doonaan horyaallada qaaradda Yurub qaar. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Abaalmarin La Siiyay Xamse Warfaa September 19, 2017
      Gobalka Minnesota waxaa abaalmarin la gudoonsiiyay Xamse Warfaa oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada.
    • Trump oo Ka Khudbeynaya Shirka QM September 19, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
    • Koobka EFL oo Maanta Furmaya September 19, 2017
      Waxaa caawa dhici doona kulamo ka tirsan wareega sadexaad ee koobka EFL ee dalka Ingiriiska.
    • Milan oo Qandaraaska u Kordhineysa Suso September 19, 2017
      Laacibka baalka midig ee khadka dhexe uga ciyaara kooxda AC Milan Suso ayaa ogolaaday heshiis cusub oo ku kordhinayo qandaraaska uu kula joogo naadiga.
    • Koonfur Galbeed oo Ka Hor Timid Go'aankii DS ee Khilaafka Khaliijka September 18, 2017
      War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegey in maamulkaasi uu taageerayo go'aankii xulufada Sacuudiga ay xiriirka ugu jareen dalka Qadar, bishii June.
    • Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Isku-dhacyada Soomaalida iyo Oromada September 18, 2017
      Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Jaaliyadda Beesha Gaaljecel oo Maanta Shir Ku Yeelatay Magaala Madaxda Wadanka Ingiriiska iyo Gudi Loo Doortay Howsha Mudada Soo Socota


dsc_0022 Jaaliyadda Beelweynta Gaaljecel ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 April 2010 waxaa ay Shir ku yeesheen

Xaafadda Harlesden ee galbeedka Magaalada London ee wadanka Ingiriiska. Shirkan ay isugu yimaadeen

Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee Magaalada London ayaa ajandayaasha Looga hadlay Shirka waxaa kamid ahaa.. 1 – In

Gudoomiye iyo Xubno kale oo la shaqeeya la doorto Madaama Gudoomiyihii hore uu is casilay bishii December Ee sanadkii

Tagay 2009. 2 – Xaaladda guud iyo danaha Beesha dal iyo dibadba 3 – In horumarin Laga sameeyo gobolada ay beeshu degto

Shirka maanta Ayaa waxaa ay Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ku doorateen xubno cusub oo uu ku jiro gudoomiyaha Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee Magaalada London. Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee maanta Shirka isugu timid ayaa waxaa ay cod buuxa ku ogolaadeen Gudoomiyaha Cusub iyo xubnihii kale ee la doortay..


  • Gudoomiye: Dr. C/qaadir Cali Isaaq

  • Xubin: Dr. Ibrahim Maxamed Aden

  • Xubin: Ing. Maxamud Yusuf Foodey

  • Xubin: Sheikh Abukar Macalin

  • Xubin: Ing. Saalax Cabdi Axmed


  • Xubin: Prof. Xasan Macalin Maxamuud

Waxaa kale oo shirkaasi looga hadlay dhabaatada weyn ee aan dhamaadka laheyn ee haysata waddankeenna iyo in Umadda Soomaaliyeed ay isu tagaan oo ay dalkooda iyo dowladnimadooda dib u soo ceshtaan.

Xigasho SomaliSwiss London – Yusuf Garabey

2 Responses

  1. ANIGOO AH Aadan cartan jumbur waxan ku farax sanahay shirka kadhacay london ee ku sifeesnay in loga hadlo danta guud iyo danaheena garka ah ee beel weaynta gaaljecel dhamaan xubnaha lagu dortay madasha shirka waxan idiin ku han balyey nayaa mida kale walalayal adin kana noqda masuul xil qaday si aan idiinku dayano dal iyo dibad kuwa ku abtirsada beel weaynta galjecel waxana idiin leyahay haka dalina danta beesha WABILLAHI TOOWFIIQ

  2. asc salan kadin waxan ahay nin galjecel waxana la yabanahay beesha gaaljecel aya ku shirta aya la leyahay runtii xubinta la kala qeybsaday ma ogi dadka na matalayo gar ahan lafta caloofi shega ta waxba nooma qabtaan latshiyo maleh runti waxan ahy wiil dhalanyaro ah oo waxbarsho xumi heesato waxan ka codsaniya in ee wax lisku qabto xisaab ayaa imaan doonto

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: