• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta Loo Balansanaa Ayaa Baaqday iyo Sababaha uu Ku Baaqday oo Warar Kala Duwan laga Bixiyay


Gollaha shacabka Waxaa maantay mar kale baaqday kullankii loo balansanaa in uu Baarlamanka Soomaaliya ku yeesho Xaruntiisa Magaalada Muqdisho

 

Ee Golaha Shacabka Kulankan baaqday oo sababihiisa inta badan la iska wada garan karo waxa sababay ayay hadana qaar ka tirsan

 

Mas,uuliyiinta Baarlamaanka iyo hogaankaba ku sheegeen in uu u baaqday Sababo la xiriira farsamo iyagoona Sheegay in ay dhiman yihiin

 

Nidaamkii Cod Baahinta ama Makarafoonada oo ka maqan Hoolka Shirka iyo Matoor Ka Mid ah Matoorada siin lahaa Korantada oo

 

Haleysan balse dhinaca kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in loo baajiyay Kulankii Maanta dhici lahaa si loo dhameeyo khilaafka ka hor inta uusan

 

Shirka bilaaban iyadoona ay soo baxayaan in ay Saaka Airporka Aadan Cade ka soo dageen Wufud ka kala socotay Dowladaha Deriska sida Djibuti Ethiopia iyo waliba Wafdi ka socda Qaramada Midoobay kuwaasoo u yimid Xalinta Khilaafka Baarlamaanka oo ku dhow in uu burburiyo

 

Waxyaabo badan iyadoo aan horeba loo ogeyn waxa uu Maanta Baarlamaan ka hayo Soomaalida Koonfureed iyadoona ay dad badan qabaan in khilaafka hada u dhexeeya baarlamaanka uusan aheyn khilaaf u dhexeeya Xilmadhibaanda kunka ku dhow dhow ee ay yihiin waxa is haysta Dowlado iyo dano Khaariji ah

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: