• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Nadwo Diini Ah oo Maalintii Afraad Ka Socota Magaalada Garowe Ayaa Xalay Lagu Soo Qaaday Mawduuc Muhim u ah Soomaalida Maanta Kaasoo Ahaa Xadgudubka Diiniga الغلو وأثره في الدعوة والمجتمع


Cullimada Dhageyso:- Nadwo Diini ah oo ay Muxaadarooyin ka jeedinayaan Cullimo Si weyn looga yaqaan Soomaaliya Ayaa Maalmahanba

 

Ka socotay Masjidka Al-Hudda oo Ku yaala Magaalada Garowe magaala madaxda Maamul Goboleedka Puntland Cullimadan oo

 

Ka kala yimid meelo kala duwan oo dalka iyo dibadiisa ah ayaa waxaa ka mid ahaa Sh.Yuusuf Aadan , Dr.Bashiir Axmed Salaad,

 

Sheikh Cali Warsame ,Sheikh Cabdullaahi Daahir Jaamac,Sheikh Cabdinaasir Xaaji, Dr Axmed Xaaji , Sheikh Cabdulqaadir Nuur Faarax,

 

Sheikh Daahir Aw-cabdi ,Sheikh.Xassan Maxamed Ibraahim Sheikh Axmed Cabdi Samad ,Sheikh Maxamuud Abu-Sheyba Sh.Maxamed Idriis iyo Culimo kaloo badan

 

Nadwadan ama Kulan diimeedkan oo Maalinba Mawduuc diinta Khuseysa lagu Soo qaadanayay ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Waxaa Si Weyn looga hadlay Mawduuca Xadgudubka Diimeed ee ay ku Kacaan dad markaas

Sheegaya in Qasadkoodu yahay in ay Diinta Wanaajiyaan balse inta badan uu ka dhaco wax aan ka dhicin qofka ay u yaqaanaan Diinlaawaha hadaba

 

Waxaad ka bogan kartaa Marka aad si wanaagsan u dhageysto hadalada ay Cullimadan ee ka bogo dhageysiga Muxaadarooyinka oo mid walba Mowduuc aheyd

 

 

1- Furitaankii Nadwada :-

2- Sheikh Yuusuf Aadan    :-

3- Sheikh Cabdulahi Jama :-

4- Sheikh Cali & Sh C/qadir:-

5- Dr.Bashiir Axmed Salaad:-

 

2

1

3

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: