• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirkii Baarlamaanka oo Mar Kale Furmi Waayay iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Boqore oo Xilka iska Casilay Dhalxa oo la Sheegay in uu Daba Jooga


boqore Shirkii Baarlamaanka oo la filayay in uu maanta ka furmo Muqdisho oo mar kale dib u dhac ku yimid kadib markii ay Baarlamaanka iyo

 

Dowladaba soo wajaheen is qab qabsi iyo khilaafaadkii ugu balaarnaa tan iyo markii Djibuti laga soo raray Sanad ka hor Shalay ayay aheyd

 

Markii uu Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee baarlamanka KMG ka ah Cismaan Cilmi Boqore Saxaafada kala hadlay isagoo ku sugan

 

Magaalada Tehran ee Dalka Iiraan una sheegay inuu iska Casilay xilkii guddoonka Baarlamanka.Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee

 

Baarlamanka KMG ah ayaa ku dhaliilay Guddoomiye Madoobe in uu yahay ninka uu ka shaqeyn la,yahay Baarlamaanka uuna muda dheer

 

Diktatoriya kula dhaqmayay Gudiga gudoonka  Baarlamanka dhinaca kale waxaa soo baxayay labadii maalmood ee ugu dambeeyay warar sheegaya in prof Dhalxa oo ah Gudoomiyaha koowaad uu isna wali labalabaynayo in ii is casilo taasoo hadii ay dhacdo sii kordhin doonto daciifsanaanta Aadan Madoobe oo ay hada ka soo horjeedaan

Xildhibaano badan waxaase jira warar sheegaya in ay Arinta Sidaas ka sii balaaran tahay oo ay Madoobe iyo Ra,isul wasaare Shar,Ma,arke hoosta iska gaadayaan waxaana muuqda in ay soo baxayaan

 

Laba garab oo Baarlamaanka ah kalana taabacsan Madaxweynaha iyo Ra,isul-wasaaraha taasoo hadii ay soo shaac baxda noqon doonta wixii lagu bartay Cali Geedi iyo Cabdullahi Yusuf Ama Cabdullahi yusuf iyo Nuur Cade

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: