• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaar Ka Mid Ah idaacadaha Magaalada Muqdisho oo Qaatay Amarkii Macalin Xaashi Ee Ahaa in Aanay Musik La Shidi Karin Balse Ku Balay Wax Lala Yaabo "


studio- Qaar Ka Mid ah warbaahinta magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwooda ku yaala goobaha ay Mucaaradka ka taliyaan ayaa

 

Saaka bilaabay dhaqan gelinta amarkii Macalin Xaashi oo ka tirsan ururka Xisbul Islaam Amarkaasoo  uu kaga mamnuucay

 

in ay idaacadaha isticmaalaan Musikada Astaanta u ah Barnaamijyada iyo waliba dhamaan heesaha waxaase la yaab laheyd

 

in ay idaacadaha Horn afrik iyo Shabeele qaateen Dhawaqa Madaafiicda Rasaasta Hoobiyaha Baabuurta iyo waxyaabo kale taasoo

 

dadka la yaab iyo qosol ka dhalisay iyagoona halkii ay barnaamijyada ka sii dayn jireen ku balay dhawaqyadaas iyo waxyaabo kale oo ay calaamad uga dhigeen dhamaan barnaamijyada dacaadaha iyo wararkaba

Arinkan ayay dadka qaarkiis ku fasirayaan ku Xumeyn lagu Xumeynayo go,aanka Xisbiga halka ay qaar kalena ku fasirayaan in ay idaacadaha sugayaan waqti isbadal oo ku yimaada xaalka Muqdisho

 

buqaqable@yahoo.com

 buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: