• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maareeyihii Dekeda Muqdisho oo Maanta Xilka Laga Qaaday Kadib Dhowr Bilood oo Lagu Guul Guulayay Xil Ka Qaadistaas


Cumar3 Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta Wareegto Xilkii Kaga Qaaday

 

Maareeyihii Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho Cabdi jiinow Calasow, isagoona isla maanta meereeye kale u Magacaabay

 

Dekadda.Wareegtadan oo saaka ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha  ayaa la aaminsan yahay in uu raali ka yahay

 

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed xil ka qaadista Cabdi Jiinow ayaa soo socotay Mudo dheer 

 

oo ka soo bilaabatay xiligii gudoomiyihii gobolka banaadir ee Dowlada dhagaxtuur xilka laga qaadayay balse fashil ku Dhamaatay

 

kadib Markii uu Jiinow maray wadooyin dhowr ah oo uu kaga badbaaday xil ka qaadistaas isagoo sida la sheegay hadana

Mar kale ka badbaaday xil ka qaadistaas waqtigii la badalay Talihii Ciidanka Booliiska Cabdi Qaybdiid balse arinta

maanta dhacday ayaan la ogeyn saameynta ay keeni doonto 

 

Wareegta ayaana sidan u qorneyd

 

1. Maanta oo Taariikhdu ku began tahay 6/4/2010-ka waxaa xilkii laga wareejiyey Maareeyihii Dekadda Muqdisho Md. Cabdi Jiinow Calasow.

2. Waxaa isla maanta xilkaasi Maareeyenimada loo magacaabay Md. Xasan Cali Macalin.

Madaxda iyo hay’adaha ay sida tooska ah u quseyso arrimahan ayaa waxaa lagu faray wareegtadan in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u dhaqan geliyaan xil wareejinta Xilka Maareeyenimada oo loo magacaabay Xasan Cali Macalin.

 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: