• RSS Somali VOA

    • Golaha Wasiirada Oo Yeeshay Kulankii Ugu Horreeyey March 30, 2017
      Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyey kadib markii uu shalay ansixiyey baarlamanka.
    • Somaliland oo ka Hadashay Tuhunno la Xiriira Afduubyo March 30, 2017
      Dhawaanahan waxa magaalooyin ka mid ah Somaliland ka dhacayay falal la sheegay in da'yarta qaarkood dad aan la aqoonsani afduub kula kaceen, waxaana maanta ka hadlay taliska booliiska.
    • Mareykanka oo Diyaarado Dagaal ka Iibinaya Bahrain March 30, 2017
      Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa arbacadii ku wargeliyey congress-ka inuu qorsheynayo inuu ku dhaqaaqo diyaarado dagaal oo laga iibinayo dalka Bahrain, taasi oo sanadii tagtay lagu hakiyey walaacyo ku saabsan xuquuqda aadanaha.
    • Warbixin: Caqabadaha Haysta Maamulada Somalia March 30, 2017
      Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.
    • Turkey oo Soo Geba-gebeysay Howlgalkii Syria March 30, 2017
      Turkey ayaa ku dhowaaqday inay soo geba-gebeysay howlgalkeedii toddobada bil ka socday waqooyiga dalka Syria, ee mintidiinta Daacish iyo dagaalyahanada Kurdish-ka looga sifeynayey gobolka ku teedsan xadka.
    • Soomaalida iyo Qodobka 50-aad ee Midowga Yurub March 30, 2017
      Warbixintani waxay ka hadlaysaa sida uu noqonayo xaalka dadka Soomaalida ah ee haysta dhalashooyinka waddamada Yurub, kuwaas oo muddo deganaa dalka Britian, kaas oo hadda go'aansaday inuu M. Yurub ka baxo.
    • Shirka Jaamacadda Carabta oo ka Furmay Camaan March 29, 2017
      Madaxda wadamada ku bahoobay ururka Jaamacadda Carabta oo ay Somalia iyo Djibouti ku jiraan, ayaa kullankooda 28-aad ee madaxda ururkaas sanadkan ku leh magaalada Camaan ee dalka Jordan.
    • Baarlamanka Soomaaliya oo Ansixiyey Xukuumadda March 29, 2017
      Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.
    • Duulimaadyada Tooska ee Muqdisho-Nairobi oo Billowday March 29, 2017
      Duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta si toos ah u billowday, ayada oo diyaaradii ugu horeysay ee ku wajahan Nairobi ay ka duushay garoonka Aadan Cadde.
    • Mareykanka oo ka Walaacsan xaaladda Congo March 29, 2017
      Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay in dowladda Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo iyo Isbaheysiga mucaaradkaba aysan awood u yeelan inay sii dhaqaajiyaan heshiiskii kala-guurka siyaasadeed ee ay gaareen bishii December.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 364 March 29, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 364-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.  
    • Warbixin: Kheyraadka Badda Soomaaliya March 29, 2017
      Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro laayay dad iyo duunyaba, kuwaas oo dhaliyay barakac xoog leh. Abaarahan oo ka dhashay roob la'aan ayaa ah kuwa soo noq-noqda, waxa ayna aad ugu fideen gobollada iyo degmooyinka dalka.
    • Roobab ka Da'ay Gobollada Bay iyo Bakool March 28, 2017
      Deegaanno hoos yimaada gobollada Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in uu ka curteen roobabka ka gu’ga, xilli abaar xooggan ay ka jirto.
    • Shir Looga Hadlayo Gudniinka Fircooniga oo ka Socda Sweden March 28, 2017
      Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden waxaa ka socda shir lagaga hadlayo dhibaatooyinka lagala kulmo gudniinka fircooniga ee gabdhaha.
    • Tirada Dadka Isu Diiwaan Geliyey Doorashada Somaliland oo la Shaaciyey March 28, 2017
      Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyay tirada hordhaca ah ee dadka isu diiwaangeliyay doorashada madaxweynaha.
    • Maamulka Ceelbuur oo ka Cabanaya Ciidamada Ethiopia March 28, 2017
      Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa ka hadlay jidgooyo loo galay ciidamo Ethiopian ah oo ka yimi degmada Dhuusamareeb isla markaana u socday degmada Ceelbuur. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ciidamadaasi ay dileen shan ka mida kooxihii jidgooyada u galay ciidamada. Sidoo kale Guddoomiyaha Ceelbuur wuxuu cabasho ka muujiyey ciidamada AMISOM […]
    • Devin Nunes oo Diiday in uu Is-casilo March 28, 2017
      Guddoomiyaha Guddiga Sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Devin Nunes ayaa isniintii sheegay inaanu qorshaha ugu jirin inuu iska casilo baaritaanka guddiga uu ku hayo faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii madaxtinimo ee 2016.
    • QM oo ka Hadleysa in la Mamnuuco Hubka Nuclear March 28, 2017
      QM ayaa isniintii billowday wada-xaajoodyo ku saabsan in si caalami ah loo mamnuuco hubka nuclear-ka, taasi oo ay kasoo horjeedaan dalalka horey u haystay hubka nuclear-ka.
    • Haweenka Muslimiinta oo Dibadbax ka Dhigay London March 27, 2017
      Qaar ka mid ah haweenka muslimka ah ee dalka Britain ayaa isugu soo baxay buundada Westminster ee u dhow baarlamaanka Britain, halkaasi oo dhawaan lala beegsaday weerar.
    • Kenya oo Sheegatay inay Dishay 31 Shabaab ah March 27, 2017
      Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomihii Degmada Xamar Jajab Ee Gogobolka Banaadir Axmed Sheekh Max’uud Qoorleex Ayaa Maanta Ku Geeriyooday Qarax Miino oo Loo Dhigay Meel Ku Dhow Xeradii Afisyooni


qoorleex Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow qarax miino lagu dilay gudoomiyihii degmada X/jajab ee gobolka

 

Banaadir iyadoona uu isla qaraxaas geystay qasaarooyin dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Mas,uuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiye

 

ku xigeenka gobolka banaadir ee dhinaca amaanka ee gobolka Banaadir Warsame Maxamed xasan. Arinkan ayaa imaanaya iyadoo ay Maamulka

 

Gobolka Banaadir  maalmihii la soo dhaafay ka wadeen goobta uu maanta qaraxu ka dhacay howl galo lagu burburinayo xaafado si sharci daro ah

 

Loo dhistay oo dhinaca ku haya Airporka Muqdisho kuwaasoo ay Maamulka ku eedeeynayeen in ay Amaan daro ka soo socoto isla wararka ka imaanaya deegaankaas ayaa sheegaya in uu ka socdo dagaal u dhexeeya Maleeshiyaad  Dowlada ka wada tirsan oo uu

 

dagaalkoodu ku saleysan yahay qaab qabiil kaasoo sida ay wararka qaar sheegayaan ku bilowday kadib markii ay diideen qaar ka mid ah Ciidanka dowlada in la burburiyo guryaha Meesha ku sii haray  ma ahan markii ugu horeysay ee Magaalada Muqdisho qarax ama Assassinations lagu sameeyo Gudoomiye degmo

 

Ama mas,uul ka tirsan dowlad tan iyo wixii ka dambeeyay laba kun iyo lixdii xiligaasoo ay soo baxay hal qabsiga ah Dowlad daciif ah iyo kooxo islaamiyiin argagixiso ah oo iska soo horjeeda  guddomiyayaasha degmo

 

Ee muqdisho lagu dilay sadaxdii sano ee la soo dhaafayna waxaa la dhihi karaa waa ku dhowaad dhamaan tirada degmooyinka ay muqdisho ka kooban tahay in kastoo ay hadana mar walba kasii badan yihiin dadka aan waxba galabsan ee la laayay

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: