• RSS Somali VOA

    • 134 Qof oo ku Dhimatay Mexico September 20, 2017
      Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof.
    • Lacagta Xubinimada QM ee Soomaaliya lagu Leeyahay September 19, 2017
      Danjiraha ayaa sheegay inay sannad walba codsanayeen in dib loo dhigo bixinta lacagtaas, sannadkanna ay sidaas sameeyeen. Wuxuu meesha ka saaray oo been ku tilmaamay in loo diiday Soomaaliya inay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka hadlaan ama inay codeeyaan.
    • Siyaasiyiin Dhaliilay Taageerda Koonfur Galbeed u Muujisay Sucuudiga September 19, 2017
      Siyaasiyiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku shiray ayaa ka soo horjeestay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii dowladda Sacuudiga ay xayiraada ku saartay Dowladda Qatar.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 19, 2017
      Ku soo dhawaada Xubinta Ciyaaraha, o qodobbada aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin: Kulama Xiiso badan oo maanta dhacaya iyo sidey kooxuhu isku arki doonaan horyaallada qaaradda Yurub qaar. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Abaalmarin La Siiyay Xamse Warfaa September 19, 2017
      Gobalka Minnesota waxaa abaalmarin la gudoonsiiyay Xamse Warfaa oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada.
    • Trump oo Ka Khudbeynaya Shirka QM September 19, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
    • Koobka EFL oo Maanta Furmaya September 19, 2017
      Waxaa caawa dhici doona kulamo ka tirsan wareega sadexaad ee koobka EFL ee dalka Ingiriiska.
    • Milan oo Qandaraaska u Kordhineysa Suso September 19, 2017
      Laacibka baalka midig ee khadka dhexe uga ciyaara kooxda AC Milan Suso ayaa ogolaaday heshiis cusub oo ku kordhinayo qandaraaska uu kula joogo naadiga.
    • Koonfur Galbeed oo Ka Hor Timid Go'aankii DS ee Khilaafka Khaliijka September 18, 2017
      War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegey in maamulkaasi uu taageerayo go'aankii xulufada Sacuudiga ay xiriirka ugu jareen dalka Qadar, bishii June.
    • Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Isku-dhacyada Soomaalida iyo Oromada September 18, 2017
      Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
    • Hooyada Dhashay 5-ta Caruur ee Dabka ku Dilay Kismaayo oo Hadashay September 18, 2017
      Dab shalay ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.
    • Jawaari oo Magacaabay Xubno ka War Keena Arrintii Qalbi-dhagax September 18, 2017
      Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa maanta guddi soo baara go'aankii ay golaha wasiirada ka soo saareen iyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ka tirsanaa C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay.
    • Faah-faahinta Horyaalka Talyaaniga September 17, 2017
      Kooxaha Juventus, Napoli iyo Inter ayaa wada badiyay todobaadki afraad ee horyaalka Talyaaniga ee xilli ciyaareedkan.
    • Chelsea 0-0 Arsenal September 17, 2017
      Kulanki ugu adkaa xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ee the Premier Leagueoo galabta dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa kusoo dhamaaday bar barro goolal la,aan ah.
    • Barcelona: Dembele 4 bil ayuu maqnaan doonaa September 17, 2017
      Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in weeraryahankeeda cusub Ousmane Dembele uu garoomada kubada cakta ka maqnaan doono muddo afar bilood ah kadib marki uu soo gaaray dhaawac culus.
    • 5 Carruur oo Walaalo ah oo Dab ku Dhintay September 17, 2017
      Dab maanta ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno gaar ahaan aagga dalxiiska ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.
    • Nin kale oo loo Qabtay Weerarkii London September 17, 2017
      Bayaan kasoo baxay booliska Britain ayaa lagu sheegay in ay xireen nin 21 jir ah, kaasoo laga soo qabtay xaafadda Hounslow ee galbeedka magaalada London oo inta badan ay dagaan shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport.
    • Heshiis Dhexmaray Fatax iyo Xamaas September 17, 2017
      Arrintan ayaa ka dambeysay kulamo ay sirdoonka masaaridu gar-wadeen ka ahaayeen oo madaxda labada urur ay dhawaanahanba Qaahira ku yeelanayeen.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 17, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha cusub ee Sabtidii shalay loo doortay Maamulka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare
    • Sarkaal Nabadsugidda ah oo Muqdisho lagu Dilay September 17, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dablay hubaysan oo loo tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka al Shabaab ay toogteen Taliyihii Nabadsugidda ee Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, Maxamuud Macallin Xassan Qoolleey.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Al-shabaab oo Maalintii Labaad Muqdisho Ka Wada Faagida Lafaha Qaar Ka Mid Ah Culimadii Soomaaliyeed


gif makerWaxaa maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho fal ay inta badan Gaal iyo islaam ka dhakafaareen oo ah in lafa

 

Baaliyoobay oo burburay  dad ku faanaan in ay faagayan arinkan oo u muuqda mid ay ka dambeyso Siyaasad fool xun oo

 

Dhinacyo badan leh inteeda badanna ay xarigeeda gadaal ka hayaan ajaanib doonaysa in ay wax kasta oo xun ka dhacaan

 

Soomaaliya si ugu dambeyn ay dadka soomaaliyeed u noqdaan Wuxuush aanay jirin wax ka reeban oo ay ka xishoodaan

 

Waxa ka dhacay Soomaaliya gaar ahaan koonfurta sanadkan iyo  kii ka horeeyay Waxay ahaayeen wax aan inta badan

 

Looga baran taariikhda guud ahaan Caalamka gaar ahaan Soomaalida dhexdeeda waxyaabahaasoo ay ka mid ahaayeen gowraca aan kala joogsiga laheyn ee lagu gowracayay dad aan waxba galabsan oo lagu cabsisiinayay dad kale ama loogu daraanayay dhinacyo ay wax kala dhexeeyaan

 

Dadka howshaas fulinayay waxaa kaloo barbar socday falal lagu hagoogay magaca diinta wanaagsan ee islaamka laguna sheegayay in ay yihiin qisaas kuwaasoo labadii sano ee la soo dhaafay tiro ahaan ka badnaa dhamaan tiradii ay dad Qisaas Sharci ah ku dhacday Caalmka Islaamka oo dhan tan iyo  Bicthadii Rasuulkeena CSW

 

iyadoo ay waliba noo gaar aheyd in dadka falalkaas fulinayay ahaayeen dad ay gacmahooda ka da,ayaan dhiig Xaq daro ah maxkamad iyo Suldha ladoortayna laheyn

 

gif maker

 

hadana sida muuqatana waxaa maanta noo gaba gaba ah dhamaan Xuduudihii Casaa ee bani,aadamka reebayay iyo kuwii dhaqanka iyo islaamka diidanaa

dad badan ayaa markay

 

Maqlaan in qabrigii Sh hebel la dumiyay lafihiisiina la firdhiyay waxay run maleeyaan oo isku qanciyaan hadalka uu qiilka ka dhigtay ninka lafaha fagaya ee ah in ay

dadka ku xadgudbi jireen

 

Maqaamka uu qofka meydka ah iyo qabriga ku leeyahay diinta laakiin waxaa hadalkaas garab yaala marka koowaad dadka soomaaliyeed oo dhan ma ahaayeen

kuwa qubuurta taga

 

Si ay wax u weydiistaan waxaana la wada ogsoon yahay in ay dadka soomaaliyeed sanadba sanadka ka dambeeya ka sii dhamaanayeen fekerka qubuuraha taasoo

la xiriirtay Fahamka diinta oo

 

sii kordhayay balse aan ku imaan Cabsi  gowrac iyo dil dhinaca kale waxaa la yaab ah in dadka maanta lafaha bixinaya aanay Colaad u qabin dadka qubuurta tagi jiray

Balse cida ay la dagaashan yihiin

 

Ay tahay kuwa qabriyada iska hurda taasna waxaa daliil u ah qaabka ay u fuliyaan falalkan oo aad ka arkaysid Nacaybka iyo Xushmo darada ay ula dhaqmaan Lafaha iyo qabriga laftiisa

 

Hadaad si wanaagsan u dhageysatid ninkii Shalay u hadlay Xawaala qodada Muqdisho waxaa ka mid ahaa hadaladiisi Waxaan maanta duminaynaa (Qabrigii Muxyadiin Celi ama Sida ay dadka qaar yiraahdaan

 

Sh Muxyadiin Celi) hadalkaasoo ay ka cadayd Ixtiraam la,aan waxaa kaloo ka mid ahaa hadalkiisa   waxaa noo suura gashay in aan maanta soo bixino wixii halkaan ku jiray haday ahaayeen

 

Lafihiisi iyo haday kabo iyo qashin ahaayeen ba hadlkaasoo isna ah dagaal kala dhexeeya waxa meesha ku jira ee aysan ka aheyn dad ayaa ku gafay meesha ee aan ka badbaadino

 

Sida ay Culimada sheegay qabri kasta oo meel ku yaala asaga ayaa ku xaq leh xataa hadii aad iibsato dhulka uu meydkaas ku duugan yahay lagama saari kari iskaba daa in jawaano lagu shubo oo

 

Cunfi iyo Weerar loogu yimaadee hadiiba ay magac diimeed ku socdeen oo ay ilaalinayeen waxa ay diinta qabto maamulna yihiin sow kama sahlaneyn in ay yiraahdaan lama siyaaran karo

 

Qabri hebel loomana tagi karo maadaama hada goobaha ay joogaan uusan jirin qof war ka diidi kara mise waxay og yihiin in uu waqtigoodu gaaban yahay oo aysan sii jiri doonin   

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com
Share

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: