• RSS Somali VOA

    • Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay May 22, 2017
      Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
    • Wareysi: Cali Khaliif oo ku Sugan Hargeysa May 22, 2017
      Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Siilaanyo.
    • Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho May 22, 2017
      Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.
    • Hooyo Caruurteeda ku Weysay Abaarta iyo Tahriibka May 22, 2017
      Magaalada Boosaaso waxa ku sugan dad badan oo ay soo bara-kicisay abaartii mudada dheer ka jirtay gobollo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Dadkaasi waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Cumar oo VOA-da la wadaagtay dhibaato xanuun badan oo ka soo gaartay tahriibka iyo abaarta, oo ay ku weysay laba ka mid ah sadexdii wiil ee ay dhashay, mid kalena uu xabsi ugu jir […]
    • Madaxweyne Trump oo Tagey Tel Aviv May 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.
    • Erdogan oo Kordhiyey Xaaladda Deg Degga ee Turkiga May 22, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sii kordhiyey waqtiga xaaladda deg degga ah ee dalkaas lagu soo rogay kadib afgambigii dhicisoobay ee bishii July ee 2016 ka dhacay dalkaas.
    • Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh May 21, 2017
      Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxaha argagixisada. Hadalkan ayuu ka sheegay kulanka magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.
    • Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka May 21, 2017
      Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga.
    • Wicitaanka: Xasan Aadan Hoosow May 21, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Aadan Hoosow oo ah dhaqaale-yahan, waxaana uu ka hadlayaa musuqmaasuqa
    • Madaxweyne Farmaajo oo Riyad Gaaray May 21, 2017
      Madaxweynaha Somalia ayaa qeyb ka ah tiro madaxda Islaamka ah oo uu magaalada Riyad kula hadli doono madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, kaas oo booqasho labo maalmood ah magaalada Riyad ku jooga.
    • Shactar Qalab iyo Baabuur u Wadey Hobyo oo Dagey May 21, 2017
      Shactar qalab iyo gadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka May 20, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Martida Makrafoonka, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington, Sahra Ciidle Nuur, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aad xilliyadan oo kale dhageysataan. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa la diyaar ah.
    • Iiraan: Xasan Ruuxaani oo xilka mar kale loo doortay May 20, 2017
      In kabadan 20 Milyan oo kamid ah shacabka Iiraan ayaa maanta Xasan Ruuxaani Madaxweyne u doortay.
    • Madaxweyne Trump oo Sacuudiga booqanaya. May 20, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyad
    • Al-Bashir oo Trump Dartiis uga Baaqday Shirka Riyadh May 19, 2017
      Dowladda Sudan ayaa sheegtay in madaxweyne Omar al-Bashir uu doortay inuusan ka qeyb galin shir madaxeed ka dhacaya magaalada Riyadh, kaasi oo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka qeyb galayo.
    • Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha May 19, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha ee Todobadkan waxaa inoo haya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho Cuud) iyo Ibraahim Xasan Garabey (Daardurey), waxaadna ku maqli doontaan dhambaalladii aad noo soo dirteen iyo heeso xul ah.
    • Xaaladda Soomaalida Yemen oo sii Xumaaneysa May 19, 2017
      Colaadda ka taagan dalka Yaman ayaa faraha ka sii baxaysa, iyadoo  ay sii  xumaanayaan xaaladaha  baahi iyo baylahsanaan ee haysta qaxootiga ku sugan dalkaasi oo tiradoodu ay gareeyso 280,000.
    • Dad ku Dhintay Roobab ka Da'ay Muqdisho May 19, 2017
      Roobab culus ayaa lagu soo warramaya inay shalay iyo xalay ka da’een gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah, khasaarena ay ka dhasheen.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dagaal Xalay Dhoobley Ka Dhacay iyo Taliyihii Dhoobley Ee Shabaabka oo Ay Kooxo Bastoolado Ku Hubeysan Magaalada Kismaayo Ku Toogteen isla Xalay


kistaada Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay xili dambe uu magaaladaas ka dhacay dagaal culus oo la isku
 
Adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan una dhexeeyay kooxaha Shabaab iyo Xisbul-islaam inkasoo aan la ogeyn qasaaraha kala gaaray labada
 
kooxood ee magaalada ku dagaalantay ayay hadana wararka ka imaanaya deeganadaas sheegayaan in ay kooxda Shabaabka faarujiyeen Magaalada iyo dhowr
 
Magaaloo Xadka Kenya ku teedsan iyadoona aan la ogeyn sababta ay uga baxeen magaalooyin aanay kaba dhicin dagaalada xalay dhacay Sida Diif iyo tuulooyin
 
ku dhow dhow dhoobley in kastoo aanay ku sugnayn kooxihii dagaalka soo qaaday dhinaca kale magaalada Kimaayo ayaa xalay lagu toogtay taliyihii Ciidanka Al-Shabaab ee Magaalada dhoobley

 
Daa’uud Xasan Cali oo ay qaraaba ahaayeen Sh Axmad Madoobe kaasoo ay kooxo bastoolado ku hubeysan ku toogteen Magaalada Kismaayo Xili la sheegay in uu ka soo baxayay Salaadii Cishaha arinkaasoo looga bartay
 
Kooxaha magaca diimeed wata oo iyaga Masaajida ka gaada qofkay rabaan in ay dilaan waxaa xusid mudan labada Kooxood ee Dhoobley iyo Dekeda kismaayo isku gaalenayana waxaa u wada gaalo ah Cidii ka tirsan Dowlada KMG ka ah

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com 

buqaqable.com

One Response

  1. Walal amin camir amin arts walal ad ayad umahadsan thy madama adka warnto xaqa iqa jiro wadna ku mahadsanthy walal wa inad firo gaar ah uyelata xalada dalka somaliya ado mhdsn

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: