• RSS Somali VOA

    • 134 Qof oo ku Dhimatay Mexico September 20, 2017
      Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof.
    • Lacagta Xubinimada QM ee Soomaaliya lagu Leeyahay September 19, 2017
      Danjiraha ayaa sheegay inay sannad walba codsanayeen in dib loo dhigo bixinta lacagtaas, sannadkanna ay sidaas sameeyeen. Wuxuu meesha ka saaray oo been ku tilmaamay in loo diiday Soomaaliya inay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka hadlaan ama inay codeeyaan.
    • Siyaasiyiin Dhaliilay Taageerda Koonfur Galbeed u Muujisay Sucuudiga September 19, 2017
      Siyaasiyiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku shiray ayaa ka soo horjeestay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii dowladda Sacuudiga ay xayiraada ku saartay Dowladda Qatar.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 19, 2017
      Ku soo dhawaada Xubinta Ciyaaraha, o qodobbada aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin: Kulama Xiiso badan oo maanta dhacaya iyo sidey kooxuhu isku arki doonaan horyaallada qaaradda Yurub qaar. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Abaalmarin La Siiyay Xamse Warfaa September 19, 2017
      Gobalka Minnesota waxaa abaalmarin la gudoonsiiyay Xamse Warfaa oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada.
    • Trump oo Ka Khudbeynaya Shirka QM September 19, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
    • Koobka EFL oo Maanta Furmaya September 19, 2017
      Waxaa caawa dhici doona kulamo ka tirsan wareega sadexaad ee koobka EFL ee dalka Ingiriiska.
    • Milan oo Qandaraaska u Kordhineysa Suso September 19, 2017
      Laacibka baalka midig ee khadka dhexe uga ciyaara kooxda AC Milan Suso ayaa ogolaaday heshiis cusub oo ku kordhinayo qandaraaska uu kula joogo naadiga.
    • Koonfur Galbeed oo Ka Hor Timid Go'aankii DS ee Khilaafka Khaliijka September 18, 2017
      War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegey in maamulkaasi uu taageerayo go'aankii xulufada Sacuudiga ay xiriirka ugu jareen dalka Qadar, bishii June.
    • Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Isku-dhacyada Soomaalida iyo Oromada September 18, 2017
      Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
    • Hooyada Dhashay 5-ta Caruur ee Dabka ku Dilay Kismaayo oo Hadashay September 18, 2017
      Dab shalay ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.
    • Jawaari oo Magacaabay Xubno ka War Keena Arrintii Qalbi-dhagax September 18, 2017
      Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa maanta guddi soo baara go'aankii ay golaha wasiirada ka soo saareen iyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ka tirsanaa C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay.
    • Faah-faahinta Horyaalka Talyaaniga September 17, 2017
      Kooxaha Juventus, Napoli iyo Inter ayaa wada badiyay todobaadki afraad ee horyaalka Talyaaniga ee xilli ciyaareedkan.
    • Chelsea 0-0 Arsenal September 17, 2017
      Kulanki ugu adkaa xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ee the Premier Leagueoo galabta dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa kusoo dhamaaday bar barro goolal la,aan ah.
    • Barcelona: Dembele 4 bil ayuu maqnaan doonaa September 17, 2017
      Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in weeraryahankeeda cusub Ousmane Dembele uu garoomada kubada cakta ka maqnaan doono muddo afar bilood ah kadib marki uu soo gaaray dhaawac culus.
    • 5 Carruur oo Walaalo ah oo Dab ku Dhintay September 17, 2017
      Dab maanta ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno gaar ahaan aagga dalxiiska ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.
    • Nin kale oo loo Qabtay Weerarkii London September 17, 2017
      Bayaan kasoo baxay booliska Britain ayaa lagu sheegay in ay xireen nin 21 jir ah, kaasoo laga soo qabtay xaafadda Hounslow ee galbeedka magaalada London oo inta badan ay dagaan shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport.
    • Heshiis Dhexmaray Fatax iyo Xamaas September 17, 2017
      Arrintan ayaa ka dambeysay kulamo ay sirdoonka masaaridu gar-wadeen ka ahaayeen oo madaxda labada urur ay dhawaanahanba Qaahira ku yeelanayeen.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 17, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha cusub ee Sabtidii shalay loo doortay Maamulka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare
    • Sarkaal Nabadsugidda ah oo Muqdisho lagu Dilay September 17, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dablay hubaysan oo loo tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka al Shabaab ay toogteen Taliyihii Nabadsugidda ee Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, Maxamuud Macallin Xassan Qoolleey.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Sh Shariif Ayaa La Filayaa in uu Maalinta Beri Ah Yimaado Magaalada London Halkaasoo uu Casuumad Rasmi Ah Ka Heysto Raisul-wasaaraha Wadanka UK Gordon Brown


sh sh Maalinta beri ah oo ay taariikhda tahay 8 da March ayaa la filyaa in uu yimaado Magaalada London Madaxweyne Sh Shariif Sh Axmad
 
Ayaa noqon doono Madaxweynihii Soomaaliyeed ee u horeeyay ee ku dhuwaad Labaatan Sano Si rasmi ah loogu Casumo
 
Wadan ka mid ah wadamada Reer Yurub Madaxweyne Shariif oo Xiliyadan oo kale Sanadkii hore yimid Yurub ayaan la kulmin
 
Madaxda ugu Sareysa wadamada ree yurub in kastoo ay Gudiyo heer sare ah kasoo qeyb galeen Shirkii Brusel ee loogu magac daray
 
Qaaraanka Soomaaliya dhinaca kale Madaxweynaha ayay u noqonaysaa Safarkiisii labaad ee uu ku tago Meelaha ugu badan ee ay
 
Jaaliyadaha Qurba joogta soomaaliyeed ka joogaan wadamadada Galbeedka kadib Safarkiisii Mareykanka Casuumaada ay  Madaxweyne Shariif Casuntay
Dowlada UK oo ka tirsan wadamada ugu sareeya Gollaha Amaanka iyadoo Asbuucii la soo dhaafayna ay wadamadda ku bahoobay  ururka Jaamacadda carabta ay Soomaaliya u dhiibteen Hogaanka Kulamada 22 ka Dowladood

 

Arimahan ayay dad badan u arkeen in Xaalka Soomaaliya uu Soo hagaagayo Caalamkana ay ku fiirinayaan ishii ay hore ugu fiirin jireen mid ka duwan
 
dhinaca kalena waxaa la filayaa Sida ay Shalay qoray Joornaalka Afka dheer ee ka soo baxa Mareykanka Newyork times in ay gabagabo Marayaan qorshe
 
Dagaal oo ay Mareykankana kaga qeyb qaadan doonaan dhinacyada Sirdoonka Saadka iyo Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo iyaga Sanadihii dambe
 
si gaar ah ula socday dhaq dhaqaaqyada Kooxaha dagaalada wada kuwooda ku xiran Al-Qaacida iyadoona la wada ogyahay in ay Mareynkanka Sanadihii
 
La soo dhaafay ku dileen Soomaaliya Hogaamiyayaal ka tirsanaa Kooxahan oo aanay Soomaalida Xataa Wajiyadooda aqoon u laheyn Sida Cayrow iyo
 
Saalax Nabhan oo labadoodaba ahaa Top Leaders aan wax badan laga aqoon ilaa Geeridooda la maqlay Sida loo dilayna ay aheyd howl Sirdoon oo xoog badan
 
Hadana waxaa la aamin san yahay in ay Ameerikaanka ka war qabaan raga ugu sar sareeya Kooxahan in ay la Socdaan halka ay habeen kasta baryaan isku soo
 
wada duboo diplomaasiyad kasta oo la gaaro waxay ku xeraan doontaa Sidii loo soo celiyo Amaanka dhulka iyo Haykalka Dowladnimo ee Soomaaliya

   

 buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: