• RSS Somali VOA

    • Madaxweynaha Shiinaha oo ka Digay Dagaal Ganacsi January 18, 2017
      Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dowladaha dunida uga digay halista ka iman karta dagaal ganacsi, xilli uu ka hadlay Madasha Dhaqaalaha Adduunka ee magaalada Davos ee dalka Switzerland.
    • Earnest: Trump Ha Kala Doorto Sirdoonka iyo Russia January 18, 2017
      Afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in maamulka madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ay tahay inuu kala doorto ciddii uu la jirsan lahaa sirdoonka Mareykanka, Russia ama WikiLeaks.
    • Hooyada Gabar la Kufsadey oo VOA la Hadashey January 18, 2017
      Shugri Cabdullaahi Sheekh Cabdirixman waa hooyada dhashey mid ka mid ah labada gabdhood ee kufsi iyojirdilba loogu gaystey banaanka magaalada Goldogob ee gobolka Mudug
    • QM oo $864 Milyan u Dalabtay Gargaarka Somalia January 17, 2017
      Hay’adaha bani’aadminimada ee Soomaaliya ayaa raadinaya $864 million oo dollar oo ay gaadhsiiyaan 3.9 million oo qof oo u baahan badbaadin iyo gargaar bani’aadminimo, gudaha dalka Soomaaliya.
    • Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob January 17, 2017
      Maamulka, culumada iyo ehellada laba gabdhood oo fal kufsi ah lagula kacay degmada Goldogob ee maamulka Puntland ayaa la tacaalaya inay xal ka gaaraan arrinkaan.
    • Dhakhtar Soomaali ah oo ka Shaqeeya Afghanistan January 17, 2017
      Dr. Ciise Cabdi Jaamac, waa dhakhtar Soomaali ah oo ku sugan gobolka Helmand ee dalka Afghanistan, wuxuuna lixdii sano ee ugu dambeeyey ka soo shaqaynayey goobo badan oo colaado ka socdeen sida dalka Yemen oo kale.
    • Xisbiyada Somaliland oo Isku Raacay in Doorashada Dib Loo Dhigo January 17, 2017
      Xisbiyada siyaasadda Somaliland ayaa maanta go'aan ku gaadhay in doorashada madaxtooyada dib loo dhigo muddo lix bilood ah, waxaanay go'aankan u gudbiyeen guddida doorashada.
    • Amisom oo ka Hadashay Shil ay ku Lug Yeesheen Ciidankooda January 17, 2017
      Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay ka qoomameynayaan shil uu ku lug yeeshay mid ka mid ah baabuurtooda oo ay ku dhinteen dad shacab ah, waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
    • Ninka Lagu Tuhmayo Weerarkii Istanbul oo la Qabtay January 17, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa xaqiijiyey in ay ciidamada amniga xireen ninkii la sheegayinuu ka danbeeyey weerarki habeenki curashada sanadkan 2017-ka lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Istanbul, halkaas oo ay ku dhinteen 39 qof.
    • Dadaal Lagu Joojinayo Colaad ka Taagan Hiiraan January 17, 2017
      Odayaash labada dhinac ee uu dagaalku dhexmarey iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku baxay qaboojinta xiisad ka dhalatay dilal salka ku hayay aano qabiil oo gaaray degaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan.
    • Ciidamada Burundi oo ka Baxaya Somalia January 16, 2017
      Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca mushaarka la xiriira oo u dhaxeeya ayada iyo Midowga Yurub.
    • Laba Askari oo Maanta Lagu Dilay Boosaaso January 16, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in abaarihii 5-tii galabnimo ee maanta ay dabley hubeysani toogasho ku dileen Laba Askeri oo ka tirsan ciidamada Booliska Puntland, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen idaacadda VOA.
    • Baabuur ay Amisom Leedahay oo Dilay Dad Rayid Ah January 16, 2017
      Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 15 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay lahaayeen Ciidamada Amisom ay isku dhaceen gaari caasi ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.
    • Doorashada Aqalka Sare oo ka Dhacday Muqdisho January 16, 2017
      Seddex xildhibaan oo ka mid noqonaya xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Mqudisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • 7 Qof oo ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Bari January 16, 2017
      Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in xalay dagaal xooggan uu ka dhacay deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari.
    • Oman oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Guantanamo ku Jiray January 16, 2017
      Dowladda Oman ayaa maanta sheegtay inay milatariga Mareykanka ka aqbashay 10 maxaabiis ah oo ku jiray xabsiga Guantanamo Bay ee Cuba. Magacyada iyo dhalashada maxaabiistan ayaan weli la shaacin.
    • 37 Qofood oo ku Dhintay Diyaard ku Burburtay Kyrgyzstan January 16, 2017
      32 qof oo ay caruur ku jireen ayaa geeriyootay kadib marki diyaarad kuwa xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ay aroornimadi hore ee maanta ku bur burtay meel u dhaw garoonka diyaaraha caalamiga ah ee ugu weyn dalka Kyrgyzstan.
    • Axmed Madoobe oo ka Hadley Caqabadaha Haysta Jubaland January 16, 2017
      Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka heysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland
    • Dooni ku Degtey Xeebaha Libya January 15, 2017
      Dooni ay saarnaayeen Socoto nolol raadis ah oo gaadhaysa illaa 100 qof ayaa ku degtey badda Libya shalay Sabtidii, waxaana warar hordhac ah oo ay wakaaladaha wararku daabacayaan ay sheegayaan in illaa haatan la badbaadiyey afar qof oo keliya oo ka mid ahaa dadkii doontaas saarnaa.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha January 15, 2017
      Barnaamijkeena maanta waxaa marti ku ah Cawaale Xuseen Cabdi oo ku takhasusay maamulka xiriirka shaqaalaha iyo loo-shaqeeyaha, waxana uu ku sugan yahay magaalada Edmonton ee dalka Canada
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamad Shabaabka Taabacsan Ayaa Maanta Sii Daysay Maleeshiyo Shabaab Ka Tirsan oo Shirkado Ganacsi Ka Dhacay Kumanaan Doolar ( iyadoo Fadeexad Cadaaladeed Lagu Eedeeyay )


 Maxkamad hoos tagta Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta Shaacisay in ay Ku xukuntay 6 Ka mid Ah
Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo dhac iyo dhaawacyo u geystay Ganacsato
Reer Muqdisho ah kana qaatay lacag gaareysa kumanaan doolar iyo hubka Fudud Maxkamadda oo
uu qaali ka ahaa nin lagu magacaabo Cabdil-Xaq oo inta badan lagu yaqaano in uu rido Xukumada
Ad adag kuwooda Ay Shabaabka ka Fuliyaan Shabeelooyinka iyo Gobolka Banaadir Maxkamadan
oo aysan Soo xaadirin dhibanayaal ayaa Saaka Saxaafada loogu soo bandhigay Lix Nin oo lagu
Sheegay in ay ka mid Ahaayeen 16 Nin oo dhac iyo dhaawacyo u geystay Ganacsato Reer
Muqdisho ah iyagoona ka qaatay lacag ka badan Konton Kun oo doolar iyo lix qori oo AK47 ah balse Sida uu sheegay Qaali Cabdil-Xaq Waxaa
Xabsiga ka fakaday kadib markii ay qirteen Falka dhaca iyo Dhaawaca ah lix Ka mid ah Maleeshiyaadka Shabaabka oo la xirnaa Raggan Maanta la soo bandhigay 
 
oo ahaa Kow iyo Toban ayay Shan kamid ahaa inkireen in ay boobkaas ku lug lahaayeen  waa sida uu  Qaalliga Shabaab  Sheegaye Qisadan 
Ayaa  Maanta  noqotay hadal heynta ugu badan ee ay dadka reer Muqdisho is weydiinayeen
Maadaama uu Qaali Cabdil-Xaq ku caan baxay Gacma Goynta Caruur yar yar oo waliba dambiyada lagu soo eedeeyay ay ahaayeen kuwo aad uga yar
kuwa maanta la keenay dacwadooda aysana ka mid aheyn in ay dhiig daadiyeen balse ay aheyd oo kaliya in ay Mobilo qaateen kuwaadsoo  uu qaali
Cabdil-Xaq ku Xukumay min Lug iyo Gacan in la isla tuuro Maantana uu dad intooda badan qirsanaa  in ay qofkiiba ka soo gaartay lacagta la dhacay wax ka badan
Shan Kun oo doolar dadkii hantida lahaana ay  dhaawacyo iyo Xoog uga Soo qaateen Lacagta uu ku Xukumo in ay Lacagtaas dib iskaga Celiyaan iyagoo aan Mudan wax Ciqaab ah
Marka laga reebo Xabsi uu sheegay in lagu Xukumay isagoona isla markaas Qiran in ay qaarkood hore uga fakadeen xabsiga ka hor intaan la xukumin
Cabdil-Xaq oo aqrinayay Xukunka ayaa soo daliilsaday Qiillal fara badan oo Ku Xusan Kutubta Diiniga ah waxayse bulshada is weydiisay Qiilka loo helay
Burcad is baheysatay iyagoo waliba adeegsanaya Magac diinta iyo kan Ururka Al-Shabaab ee loo waayay  Maxamad Cumar Cismaan  oo maxamad-cumar-ismaaciil
Bishii Shanaad Sanadkii la soo dhaafay Magaalada Kimaayo looga jaray Gacanta Midig kadib markii lagu eedeeyay in uu xaday 12 daah oo lagu qiimeeyay
Lacag dhan 90 $ doolar iyadoona isla Sanadkaas laba bilood kabacdi isla Kooxdan Shabaabka ay Gacanta Midig Ka jareen Mahad Geele Yusuf oo ay
Ku soo eedeeyeen in uu Xaday Alaab qiimaheeda lacageed lagu qiyaasay 100 $ 25 bishii Jun 2009 ka Waxay Kooxda Al-Shabaab  Magaalada Muqdisho Min Lug iyo Gacan uga gooyeenafar wiil
Afar dhalinyaro ah oo ay Ku soo eedeeyeen in ay xadeen dhowr Mabile iyo Bastoolad isla Sanadkaas isla Sanadkaa 2009 ka bishii 10 aad Degmada Kaaraan Kooxda Al-Shabaab waxay Lug iyo Gacan ka gooyeen
Nin lagu Magacaabo NUUR XASAN XUSEEN oo ay ku soo eedeeyeen in uu dhacay alaabo iyo lacag lagu sheegay 6800,000.Sh.som oo lacag cadaan ah  laba Macawiisood  afar Saacadood oo
kuwa gacanta ah Sadax Mobile tel iyo hal Shaati oo oo aan kuligood isku dhameyn afar boqol oo doolar isla Sanadkaas Bishii 11aad ee 2009 ka Waxay Kooxda Al-Shabaab Degmada
Dayniile Min Gacanta Midigta ah uga jareen Laba dhalinyaro ah oo lagu kala Magacaabay   Muriidi Maxamd Nuuriye iyo Cali Xuseen Bilisow kadib markii lagu soo Eedeeyay in ay geysteen
Dhac iyadoona aan la Sheegin Cidii ay dhaceen iyo waxa ay dhaceen waxa ay Dhamaayeen hadaba waxaa is weydiin mudan Qiilka loo waayay intaas ee maanta loo helay 16 nin oo iyaga
La cad in ay dhaceen dhaawaceen dadkii iska lahaa Kumanaanka doolar ee Maanta la Shaaciayay iyo kuwo ay inkireen Afar nin oo  burcadan ka mid ahaa lana sii daaayay maanta inta qofood ee
aan ka soo hadalnay ee la naafeeyay dhamaantood waxaa lagu eedeeyay dhac iyo xatooyo mana jirin qof ka mid ah dadkaas oo ay dhacaas ula socotay fal dil ah ama dhaawac uu u geystay
Dadkii uu wax ka dhacay  Maalka ay dhaceenna hadii la isku wada daro waxaa ka badan waxa uu dhacay nin ka mid ah raga ay Maanta sii daayeen Shabaabka kuwaasoo
Sidan u qeybsaday lacagta sida ay qirteen iyagoona dhaawacyo u geystay dadkii ay lacagta ka dhaceen
  1. Maxamed Maxamuud xuseen $5250

  2. Yuusuf Axmed yuusuf oo qaatay $4500

  3. Cabdi Nuur Ciise oo qaatay $400

  4. Cabdi Naasir Cabdulaahi Xusee oo qaatay $550

  5. Axmed Cabaas Xuseen oo qaatay $8000

  6. Cabdullaahi Cali Cabdi oo qaatay $9750

  7. Maxamad Muuse Maxamad   oo qaatay Qori AK47 iyo $2400

  8. Cali Ciise Xiirey  oo qaatay Afar Qori oo AK47 ah iyo $700

  9. Axmad Xasan Dilixow oo qaatay  $4300

  10. Cabdiraxiim Xassan oo qaatay    $700

  11. Cali Cabdi Ciise oo qaatay  $360

  12. iyo Shan nin oo iyagu Gabi ahaanbba inkiray in ay wax dhaceen lana sii daayay isla maanta

Fiiro gaar ah dhamaan Qoraalada Midabka leh hadii aad riixdo waxaad helaysaa Faahfaahintadhacdooyinka

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

One Response

  1. […] Maanta oo kale 27 February 2010 Maxkamad hoostagta Kooxda Al-shabaab ayaa Xukuno kala duwan oo aanay ku jirin wax ciqaab ah ku riday Lix iyo toban nin oo ka tirsanaa kooxdooda al-shabaab kuwaasoo maxkamada horteeda ka qirtay in ay geysteen dambiyo iskugu jira dhac iyo dil loo geystay goobo ganacsi iyo dad shacab ah oo ku noolaa goobaha ay ka taliyaan Raga maxkamada horteeda ka qirtay dambiyada iyo cadada lacagaha ayaa ahaa sidan  […]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: