• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ku Dhowaad Boqol Askari oo Ay Dowlada Soomaaliya Leedahay Ayaa Maanta Tababar Loogu Qaaday Dalka Sudan


Ku dhowaad boqol 100 Askari oo ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa
Maanta
Tababar loogu qaaday dalka Sudan Sida uu xaqiijiyay Saxaafada Afrax Cali Afrax 
oo ka mid ahaa
Saraakiisha Ciidankii Daraawiishta  ee dhowaantan la baabi,iyay Ciidankan oo ayay
Diyaarad Qaas ah
maanta ka qaaday Garoonka diyaaradaha Aadan Cade Airport Ciidankan Maanta Loo
qaaday
Sudan ayaa ka dhigaya wadankii lixaad oo ay Dowladda Ciidamo Ku soo tababarto ama ay
Ciidamo ugu maqan yihiin iyadoo aanay wali jirin  wax muuqda oo Amniga laga badalay
Dowladana ay Sanad ka badan ku kooban tahay degmooyin tirsan oo Magaalada Muqdisho ah 
Mararka Qaar la is weydiiyo  Sida ay dhowrkaas Degmo ugu filan tahay 5.000 Shan kun oo Ciidamada Midowga Afrika Ah Shan  ilaa lix kun oo askari oo dowlada ugu diiwaan gashan Booliis iyo Militari ahaan 575 Shan boqol iyo todobaatan Xildhibaan oo ilaalo gaar ah leh oo aad u farabadan

 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: