• RSS Somali VOA

    • Caweyska Washington December 16, 2017
      Qodobo kale duwan oo xiiso leh ayaan idiinku haynaa barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkiiba aad mar dhageysataan.
    • Mudug: Waddooyin Xirnaa oo la Furay December 16, 2017
      Masuuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland iyo dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay furaan dawooyin muddo sanado ah u xirnaa dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka December 16, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qodobadii ugu waaweynaa ee ka dhacay Somalia, waxaana inoo haya Xuseen Barre Aadan
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha December 16, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Maxamed Aadan (Tiiceey) oo la soo Daayey December 16, 2017
      Madaxweynhiih hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ee hore uga dhisnaan jirey gobolada Dhexe ee Somalia, Maxamed Aadan Tiicey ayaa shaley galinkii dambe soo gaaray gobolka Mineasota kadib markii uu kasoo baxay xabsi uu ku jirey dalka Builgium oo uu ku xirnaa muddo 4 sano iyo 2 bilood ah.
    • Soomaali Lagu Diley Deegaanka Oromada ee Itoobiya December 16, 2017
      Wararka nagasoo gaaraayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaareyso 65 qof lagu diley tuullada Gadule ee hoostagta degmada Darullow. Hasa ahaatee, madaxa Warfaafinta deegaanka bariga Harerge ee dowlad gobolleedka Oromada, Cabdirisaaq Maxamed oo la hadlay laamaha Itoobiyaanka ee afafka Orom […]
    • Faaqidaadda: Saameynta Kaalmada uu Mareykanka Ka Jarayo Somaliya December 15, 2017
      Barnaamijka Faaqidada Todobaadka wuxuu ku saabsanyahay, saameynta ay yeelan karto go,aanki uu Mareykanka ku gaaray inuu hakinayo kaalmadi uu siin jiray ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan December 15, 2017
      Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.
    • Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka December 15, 2017
      Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Amuuraha Islaamka, shirki hogaamiyaasha caalamka ay dhawaan ku yeesheen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
    • Mareykanka oo Hakinaya Gargaarka uu Siiyo Ciidanka Soomaaliya December 15, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maleeshiyaadka Xisbul-islaam Ayaa Shalay Dhagax Ku Dilay Nin Reer Afgooye Ah Gabarna Ku Karbaashay Ficiladan oo Aan looga Baran Xisbiga (Maxaa hada Keenay ???)


xisbuldhagax2 Maleeshiyaadka Kooxda xisbul-islaam oo ka mid ah
kooxaha magaca diimeed ku wada dagaalada
kana taliya meela kooban oo ka mid ah dhulka ay
Dagaalada aafeeyeen ee koonfur soomaaliya
Ayaa shalay ku dilay laba qofood oo midkood
Dhagax nafta lagaga saaray magaalada Afgooye oo ay
Kaga sugan yihiin gudaha magaalada oo kaliya iyadoona wadooyinka soo gala magaaladaas oo dhan gacanta ku hayaan kooxda kale ee uu

[blip.tv ?posts_id=3051880&dest=-1]

Xafiiltanka kala dhexeeyo waa maleeshiyaadka dhulka ugu balaaran haysta Ee shabaabkee
Xisbiga Asmara ayaa lagu ogaa inta badan in ay la wadaagaan dhigooda Shabaabka
Falalka ay ka midka yihiin Diidmada Calanka Soomaaliyeed gaaleysiinta intii ka soo horjeeda fekerkooda
Dagaalada aan ulajeedka laheyn u nixid la,aanta Shacabka diifeysan oo ay waliba uga daba tageen goobihii
Xisbiga Asmara
Ay u carareen markii ay dagaalada Muqdisho u dul qaadan waayeen balse waxaan hore looga baran
Ficilada is muujinta iyo ku amar taagleynta ah ee Axkaamta Diiniga ah lagula gabood falo Shacabka dagan
Goobaha ay Xooga ku haystaan hadaba Maalintii shalay aheyd ayay Maleeshiyaadka Kooxdaas ku soo
Bandhigeen Nin ay ku eedeeyeen in uu gogol dhaaf sameeyay xukunkiisana dil dhagax ah ka dhigeen
Sida ay diinta islaamkaba qabto laakiin ay Culimada islaamka intooda badan isku raaceen in uusan xukunkaas
Diinta Sal ku laheyn barina ka yahay wixii ku dhaca gacmaha Qowlaysatada magacay doonaanba ha wataanee
Xisbiga Asmara
Sababaha lagu cambaareeyayna waxaa lagu soo koobay qodobadan (1) marka koowaad Xukunka islaamka
Waxaa qaadi kara oo kaliya Suldhaan ay shacabka Muslimiinta ah la Mubaayacoodeen macnaha ay dadka doorteen
Ee ma ahan koox maalin kasta dhiig daadinaysa oo xukun doon ah (2) Marka labaadna Maamul buuxa oo leh
Awooda ugu Sareysa dalkaas ay Shacabka ku nool yihiin ee aanay qoloba Xaafad wax ku xukumin  dhowr maalmood
Kadibna qolo kale isla goobtaas ka talin (3) Xukunka dhagax ku dilida ah Sida uu u yahay Ciqaabta ugu Sareysa
Xisbiga Asmara
Ee ay Maxkamad islaami ah Xukunto ayu hadana u yahay Xukunka ugu adag ee la buuxiyo Shuruudihiisa
Culimada Siiradana waxay intooda badan wariyeen in Xiligii Rasuulka C S W la fuliyay oo kaliya Xukunkan
Sadax jeer Sadaxdaas qofna ay iyaga lugahooda ku yimaadeen oo aanay jirin hal qof oo ay Dowladaas islaamka
Aasaaska u aheyd inta ay soo qabatay ku eedeeysay gogol dhaaf una dishay hadaba waxay ku macneeyeen
xisbiga Asmara
Dadka la socda Siyaasada Xisbiga Asmara in ay falkan u sameeyeen oo kaliya in ay la tartamaan Kooxda
Shabaabka ayna kula doodaan marka la iskaga hor yimaado Magaalada Afgooye oo hada la saadaalinayo in ay
Kooxda Shabaab dagaal kula wareegi doonaan waqtiyada soo socda hadii aanay wax kale is badalin in uu
mahmoud ibrahim 48
Xasan daahir kula doodo waxaan nahay islaamiyiin fulinaya Xukunkii Allee Maxaad nagu soo weerarteen
intaas oo kaliyana loo dilay ninkii garka weynaa ee lagu eedeeyay inuu gabadha ku gogol dhaafay iyadoo
xisbuldhagax5
aanay jirin haba yaraatee wax marqaati ah marka laga reebo erayga Caadada u noqday Maxkamada Shabaabka ee ah isagaa Qirtay qofkan Dambiga lagu Dilay   

 

Waxaa qoray ;-Cali Warsame

warsame276@yahoo.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: