FAALOOYINKA

Waxaa Nasiib Daro ah in Dadka Somaliya Ka Doonaya Madaxnimada iyo Siyaasada Halka Ay Aqoontooda Diimeed iyo Kartidooda Siyaasadeed Gaarsiisan Tahay Aanay Wadanka Musiibada uu Galay Ka Saari Karin!!     Posted by Buqaqable.com on September 30, 2008

indhacaddeSh Turki

(1)  indha cade      Dhageyso (1) Sh Xasan Turki     Dhageyso

(2)  indha cade      Dhageyso (2) Sh Xasan Turki     Dhageyso

(3)  indha cade      Dhageyso  (3) Sh Xasan  Turki   Dhageyso

Marka laga soo bilaabo Dowladii ugu dambeysay somaliya ilaa hada waxaa iska dambeeyay dad siyaasiin ah macnaha xukun doon ah ururo ah qabaail ah hogaamiye kooxeed jabhado mooryaan iyo culumo ugu dambeyna wax loogu yeeray Dowlad taasoo laga soo xulay intaas aan soo sheegnay marka laga reebo qoloda ugu dambeysay ee aan ku sheegnay Culumo (Sii Aqri)

Maxaa Kismaayo Ka Soo Socda ??? Ma Noqon Doontaa Maxkamaddii Sare Ee Kala Saari Laheyd in Midowgii Maxkamadaha ay Midoobaan oo wada Shaqeeyaan oo ay Xaliyaan Khilaafkooda Ama Ay iyaga Dhexdooda isku Dagaalaan !!!  by Buqaqable.com Marka laga soo bilaabo -bishii Dez 2006 di oo ay xamar iyo inta badan meelihii ay ka talinyeen midowga maxkamadaha islaamka ka Yaaceen,Waxaa isa soo tarayay wararka sheegaya in khilaaf iyo is maqlid la,aan ay ka Dambeysay jabka ciidankii maxkamadaha ee xooga badnaa kasoo dadka la socda xaladaha miltry ee soomaaliya ay tilmaameen in ay ahaayeen ciidankii ugu xooga badnaa somaliya tan iyo dawladii maxamad siyaad bare waxii ka dambeeyay ,Towradii Maxkamadaha islaamiga oo iyaduna aheyd maamulkii ay soomaali iloobi waysay marka laysu geeyo waxa Soomaali Maalmul soo maray xiliyadan dambe kaasoo ahaa Maaulkii ugu taageerada badnaa Guud ahaan. (RIIX)

Xalka Somaliya Xagee Ku Jiraa Kooxaha Iska Soo Horjeedase Maxaa Jaanis Ah oo Ay Heystaan Yaase Wada Danta Somaliya (Maqaal Dheer oo Qeexaya Danta Shanta qolo ee isku heysta gudaha somalia)abdi Somaliya waxa ay soo martay wajiyo Dagaal ama Dowlada La,aan oo in mudo ah ka soo socday wadankay gaar ahaan waxii ka dambeeyay 1990 ki oo uguba dambeeysay wax maamul iyo dowlada ah soomaaliya gaar ahaan soomaalida Koonfur somaliya laakiin hadana waxaa jiray isbadalo kala dambeeyay oo midba mid ka dambeeyay in kastoo la dhihi kara waa xiligii ugu xumaa ee ay somaliya soo mara hadana waxaa la dhihi karaa waa isbadalkii ugu fiicnaa marka laga hadlo mustaqbalka dalka waxaa la soo maray iyadoo dadka ay Qabiil isku baheystaan laakiin waxii ka dambeeyay 2006 di waxaa meesha ka baxay xiligii qabiilka oo ay cid walba ogaatay inaanan wax lagu gaari karaa jirin marka laga reebo dad yar oo ay u qarsan tahay oo ay kala weyntahay wax kasta in reerkooda ay wax noqdaan kuwaasoo ah kuwa ugu liita Marka Laga soo bilaabo Isbaheysigii Sharta ee Loogu magac daray Argagixiso la dirirka in kastoo ay ahaayeen hal qabiil oo ah Hawiye (RIIX)

5 Responses

  1. Asc.intaas kagadaal waxaan aad iyo Aad ugu xumahay waxa kadhacaaya Caalamul Islaami ama ku dhacaayo Shacabka Muslimiinta Ah waxaanu leyahay Muslimiinta meel walba oo ay joogaan Rabi hagargaaro Maliba Walaal heen Reer Falastiin Rabi haka dul Qaado Dhibka Saaran Rabi Ha,uugu Badlo Barwaaqo Jana.inmtaas kadib waxaa lasii yaableh Dowladaha Muslimiinta Ah sida Sacuudiga iyo Masar oo xitaa diiday inay ka qeeybgalaan Shirkii Qadar oo looga hadlayay waliba kahor istaagay Dowladihii tagilaha si aaysan waxba ugu soo bixin.waxaase kasii yaab badan Maxakamed lagu sheegay inay tahay Caalami oo markii labaad laga sugaa inay ujarto War qad Cumar Xasan Al bashiir waa Madaxwynaha Sudaan. oo aan marnaba kahadlin Waxa kadhacaayo Qaza Ama Falastiin. waxaan ku soo koobaa Hadalkayda halloo Duceeyo. Reer Falastiin.
    cali Xasan

  2. Asc.intaas kagadaal waxaan aad iyo Aad ugu xumahay waxa kadhacaaya Caalamul Islaami ama ku dhacaayo Shacabka Muslimiinta Ah waxaanu leyahay Muslimiinta meel walba oo ay joogaan Rabi hagargaaro Maliba Walaal heen Reer Falastiin Rabi haka dul Qaado Dhibka Saaran Rabi Ha,uugu Badlo Barwaaqo Jana.inmtaas kadib waxaa lasii yaableh Dowladaha Muslimiinta Ah sida Sacuudiga iyo Masar oo xitaa diiday inay ka qeeybgalaan Shirkii Qadar oo looga hadlayay waliba kahor istaagay Dowladihii tagilaha si aaysan waxba ugu soo bixin.waxaase kasii yaab badan Maxakamed lagu sheegay inay tahay Caalami oo markii labaad laga sugaa inay ujarto War qad Cumar Xasan Al bashiir waa Madaxwynaha Sudaan. oo aan marnaba kahadlin Waxa kadhacaayo Qaza Ama Falastiin. waxaan ku soo koobaa Hadalkayda halloo Duceeyo. Reer Falastiin.
    by Cali Xasan

  3. Asc. salaan kadib walaala yaal dhamaan su,aal Dajinta Muqdisho ma dad gaar ah ayaa laga rabaa mase Umada Somaaliyeed oo dhan?
    taasi waxaan ula jeedaa.Muqdisho waa caasimad Somaali oo haday hagaagto waa wanaag iyo horomar Somaalidi. laakin dad baa waxay leeyahiin dad gooni ah ayaa laga rabaa. taasi ma Rambaa mase?

    By Ali

  4. .
    . Tacsi Says:
    Your comment is awaiting moderation.
    Inaa Lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun
    Anagoo Guddigiyada Soo Socda
    1-Guddiga Maamulka Jaaliyadda Beesha G.Jecel Ee Minnesota USA.
    2-Guddiga siyaasada Jaaliyadda beesha G.Jecel Ee Mineesota.
    3-Guddiga Odoyaasha Jaaliyada Beesha G.Jecel Ee Minesota.
    4-guddiga Haweenka Jaaliyadda Beesha G.Jecel Ee Minnesota .
    Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa Qoyskii uu ka geriyooday walaalkeen Xassan jumbur inuu ilaah ka siiyo samir iyo iimaan intii uu ka tegeyney oo dhan, waxaaan sidoo kale marxuum ilaah ugu baryeynaa inuu janadiisi fardowsa ahayd ka waraabiyo .
    Xoghaynta Beesha G.jecel Ee Gobolka Minnesota
    Minnesota -USA

  5. Waxaan dhamaan inta ku abtirsata beesha gaaljecel
    ugu baaqaya in ay foojignaadaaan
    lana socdaan waxa wadanka kadhacaya
    hadii kale waan eedi doonaa.
    i mean we have to establish ourselves politically and socially.

Leave a Reply