U.N. Warns Of Mass Displacement Without Somalia aid The UNHCR Said it Was Not Clear Whether A Further Wave Of Somali Migrants Would Head to Kenya, Ethiopia or Yemen across the Gulf of Aden.

Hundreds of thousands more Somalis are on the brink of leaving their country,
Where floods have aggravated already desperate humanitarian conditions,
United Nations agencies warned on Tuesday Flooding this month has
Driven 16,000 more people from their homes in the Horn of African
Country where about 1.5 million have been uprooted since the start of 2007,
Said elisabeth Byrs [...]

Hogaamiyihii Ka Soo Fakaday Shabaabka oo Qunbulado Waaweyn Qarxiyay iyo Arinkaas oo Al-Shabaab u Cuntami Waayay

Dhageyso:-Shalay Ayay Aheyd Markii ugu horeysay ee uu Sarkaar
Ka Tirsan Al-Shabaab isa Soo Dhiibo halka hore looga bartay arinkan
Ururka Xisbul-islaam habadaba Maxamad Sh Cabdullahi (Pakistani)
oo ahaa Sarkaalka soo goostay ayaa  Idaacadaha Soomaaliga
Ku hadla Qaarkood Siiyay inteview la mid ah kan ay Sirdoonada
Dowladaha Qaadaan Hadalka uu Pakistani Sheegay ayaa ahaa Mid Si Weyn uga Caraysiiyay
Kooxda [...]

Ururka Al-Shabaab Ayaa Baalooyinka Korontada Suuqa Bakaaraha Soo Suray Gacmo iyo Lugo Ay Dad Ka Soo Jareen (Ha Daawan Sawirada Hadii Aad Qalbi Jilcan Tahay)

Suuqa weyn ee Bakaaraha Ayaa Noqday goobta Lagu Soo Ban dhigo Xubnaha
Dadka laga soo jaro sida luga iyo gacmaha iyadoo aanay jirijn Cid ka hor imaan
Karta arinkan maadaama waxa loo keenayaba Ay tahay in lagu sii Cabsi geliyo
Dadkii wax un ka dhihi lahaa iyadoona Dhinaca kale waxaa Xusid Mudan in
in badan oo dadka Magaalada [...]