Saaka Subixii hore ayaa mar kaliya waxaa boosteejooyinka laga raaco
gaadiidka dadweynaha soo galay Ciyaal yaryar oo ka tirsan Maleeshiyaadka
Shabaabka kuwaasoo Gaadiidlayda iyo Rakaabkaba ku amray in aanay
baabuurta wada fuuli karin Raga iyo dumarka Arintan oo saameyn weyn ku yeelatay
Dadkii Shaqooyinka u socday iyo Aradaydii iskuulada iyo Jaamacadaha u kalahaysay oo ay Noqotay in baabuurna [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »




















