Degmada Yaaqshiid Ayaa Noqotay Kawaanka Dadka Laga Doonto Subixi iyo Meydkii Qof Xirxiran oo Laga Helay 24 Gudahood

Wararka ka imaanaya  Caasimada Somaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in mar
kale Saakay waabarigii laga helay Meyd Gacmaha iyo lugaha ka
Xiran oo xalay la soo dhigay Afaafka Hotelkii  lafweyn oo isna ku yaala Degmada
Yaaqshiid oo bilihii dambe Noqotay Meel Subuxi laga doonto qofkii
Habeenki la waayo .Meydka qofkan oo lagu sheegay in uu yahay nin dhalinyaro ah
Sida [...]