Dakada Muqdisho oo Maanta Dib u Howl bilawday Kadib 9 Maalmood oo ay Khilaaf Dowlada iyo Ganacsatada u Dhexeeya u Xirneyd

Muqdisho:-Shirarkii Maalmahan u socday Gudiyo ka kala Socday 
Dowlada KMG Ah iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir Ayaa Maanta
Ku soom dhamaaday guul ah in dib loo furo Dekada Magaalada Muqdisho oo u
Xirantay khilaaf soo kala dhex galay  Hey,addaha Nabad Sugida
oo dalbaday in Alaabta Bagaashka ah lagu dajiyo Bakhaarada
Ay Dekada leedahay laguna baaro wixii qarsoon oo aysan isha [...]