Posted on November 2, 2009 by Buqaqable.com
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka sh/hoose Ayaa sheegaya in uu
Si kibir ah ku toogtay Mid ka mid ah Maleeshiyaadka Xisbul-islaam Dhaqtar
Caan ka ahaa Degmada Afgooye iyo tulooyinka Ku hareeraysan ninka toogtay dhaqtarka
Ayaa ku amray in u damiyo Sigaar uu Cabayay kadibna dhaqtarkii ayaa ka dhaga
Adeygay Amarka ninkan Kadibna ninkii hubeysnaa ayaa rasaas [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 2, 2009 by Buqaqable.com
Dowladda DJabuti ayaa maanta mar kale ku celisay
mowqifkeedii ahaa in ay ciidan ku soo biirinayso Ciidamada
Midowga Afrika ee Somaliya Jooga . Wasiirka arrimaha guddaha
Dowladda DJibuti Yaasiin Cilmi Buux oo la hadlay warbaahinta
Muqdisho ayaa Sheegay ay dowladda Jabuuti ku howlan tahay
Diyaarinta Cutubyo ka tirsan Ciidamadeeda sidii ay uga qeyb
Qaadan lahaayeen Nabad Sugida Soomaaliya iyagoona qeyb ka [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »