Posted on November 1, 2009 by Buqaqable.com
Dhageyso Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee taabacsan DKMG ah ayaa
Maanta la soo taagay Askar ka tirsan Ciidanka Dowlada oo ku eedeysnaa
Falal dambiyeed kala duwan Askartan oo ay tiradooda
Aheyd ilaa 9 askari ayaa la sheegay in ay mudo u xirnaayeen dambiyadan lagu
Soo eedeeyay Askartan ayaa waxaa 6-ka mid ahayd ay maxkamadu ku xukuntay
Ciqaabta ugu sareysa oo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 1, 2009 by Buqaqable.com
Wararka Ka imaanaya Magaalada Bosaso ayaa sheegaya in Caawa
Fiidkii uu halkaas ka dhacay qarax laga maqlay inta badan
Magaalada Qaraxan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada
Gaar ahaan meel Check Point ah oo ay xilliyada habeenki
Gaadiidka ku baaraan Ciidamadanka amaanka ee Magaalada
Bosaaso .wararka ilaa hada soo baxaya ayaa sheegaya in ay jiraan
Dhaawacyo soo gaaray Dad meesha marayay [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 1, 2009 by Buqaqable.com
Posted on November 1, 2009 by Buqaqable.com
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaano oo ah Magaala Madaxda Gobolka
Sool ayaa sheegaya in Qaraxyo is xig xigay lala eegtay Saraakiil Ciidan iyo
Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ay ku dhinteen Saraakiil sarsare oo ay
Ka mid ahaayeen Taliyahii Ciidanka aaga hore ee Maamulka Somaliland
Korneyl Cismaan Yuusf (Afdhiilo) iyo Saraakiil la socatay Taliyahan halka ay dhinaca kalena
Ku [...]
Filed under: Buqaqable | Leave a Comment »