Waa Markii ugu horeysay taariikhda ee ay Jaamacad yeelato Magaalada
Taariikhiga ah Ee B/weyne iyo guud ahaanba Gobolka Hiiraan Jaamacadan oo ay
Fekerkeeda lahaayeen Aqoonyahano Xilkas ah oo u dhashay gobolka Hiiraan
Ayaa maanta waxa ay Mareysaa Heerkii koowaad iyadoona la filayo in Mustaqbalka dhow
Ka mid noqon doonto Jaamacadaha Waaweyn ee ka jira Wadanka Maadaama uu
Gobolka Hiiraan Caan ku yahay ilbaxnimada wax barasho uuna ka mid yahay meelaha ugu Papulation ka ama dadka badan gobollada Somaliya Hadaba Jaamacadda Beledwein University oo ku taal Galbeedka Magaalda B/weyne Ayaa waxay ka kooban tahay Sadax Kulliyadood oo kala ah
-
Kulliyada Shareecada islaamka
-
Kulliyada Waxbarashada
-
Kulliyada Maamulka iyo Dhaqaalaha
















Well done folks. Hambalyo.
asalaamu caleeykum waraxmutulaahi wabarakaatuhu.walaalyaal waxaan rabaa in warbixin dheraad ah la i ga siiyo waxyaalaha laga rabo ardaygii rabo in uu ku soo biiro[ BELETWEINE UNIVERSITY]. waxaan ahay nin HIIRAANI AH.
PLZ SEND ME ALL DETAILS VIA THE E-MAIL PROVIDED ABOVE.
BYE
[...] Belewein University oo Ka hana qaaday Gobolka Hiiraan ayna Fekerkeeda iyo Fund keedaba [...]