Posted on October 31, 2009 by Buqaqable.com
LONDON, Oct 30 (Reuters) – Somali pirates have demanded a $7
Million ransom for a British couple captured on their yacht in
The Indian Ocean, according to a phone call from a man purporting
To be a member of the gang broadcast by the BBC on Friday.
Gunmen kidnapped Paul and Rachel Chandler, both in their 50s,
last Friday [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 31, 2009 by Buqaqable.com
أعلن أعضاء مجمع البحوث الإسلامية في اجتماعهم اليوم السبت 31-10-2009 برئاسة الدكتور
محمد سيد طنطاوي شيخ الازهر تأييدهم لقرار المجلس الأعلى للأزهر بمنع الطالبات من ارتداء "النقاب"
داخل فصول المعاهد الأزهرية وقاعات الامتحانات والمدن الجامعية التابعة للأزهر.
وأكد أعضاء المجمع أن قرار المجلس الأعلى للأزهر برئاسة طنطاوي يتفق مع أحكام الشريعة الإسلامية
لأن النقاب ليس [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 29, 2009 by Buqaqable.com
Dagaalkii Gaalakacyo oo iskiis u qaboobay ayay wararka sheegayaan in
mar kale uu dib u soo laabto maadaama aanay jirin waan ayna labada
Dhinacba wali soo gaarayaan gurmadyo ka kala imaanaya
Goobo ka baxsan Magaalada Gaalkacyo
Dagaalkan oo u dhexeeyay labada beelood ee magaalada ugu
Awooda roon oo iyaga kala taabacsan Maamulada
Puntland iyo Galmudug ayaa yimid kadib Muran maalmahan [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 29, 2009 by Buqaqable.com
Allaha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe magaala
Madaxda wadanka Keya ee Nairobi ku geeriyooday
Macalin Nuur Maxamed Siyaad oo ka mid ahaa Culimada
Waaweyn ee dalka Soomaaliya, Sida weyna looga yaqaanay
Gaar ahaana Caan ka ahaa gobolada koonfureed ee soomaaliya .
Sheekha oo si weyn uga soo qeyb qaatay fidinta diinta islaamka iyo ururinta
Dariiqooyinka ayaa si gaar ah [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 29, 2009 by Buqaqable.com
Oday Axmed Maxamed Dhoore oo sheegtay in uu jiro 112 sano ayaa bartamaha
Somaliya ku guursaday gabar lagu magacaabo Safiya Cabdullaahi oo
iyaduna 17 jir ah arooskan oo ay iskugu yimaadeen dad badan oo deegaanka ah
Meherka Lamaanahan ayaa ka dhacay Magaalada Guraceel oo Ka tirsan Gobolka
Galguduud wakaaladaha wararka aduuyanada intooda badan ayaa hadalkan soo xigtay
Oday dhoore ayaa [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 28, 2009 by Buqaqable.com
Ciidanka Booliska Maamul Goboleedka Puntland Ayaa Maanta
Maxkamad keenay nin tahriibinayay Kartoomo ay lacag
Doolar Madow ah ka buuxaan Ninkan oo sida la sheegay la soo
Qabtay 17.10.2009 isaga oo ka soo gudbayay Kontroolka Waqooyi ee
Magaalada Garowe halkaasoo ay Ciidanka ku qabteen isaga iyo gaarigii uu
Watay Lacagta ninkan lugu soo eedeeyay Maanta ayay cadadkeedu ahaa $1,820,000-
Hal milyan [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 28, 2009 by Buqaqable.com
Taliska Ciidanka Badda Soomaaliyeed ayaa soo dhmeystiray
Qorshihii sanadkan loogu talo galay Ciidanka Badda soomaaliya
Kaasoo ahaa Ku dhowaad kun askari tababarkan oo ay intiisa badan bixiyeen
Saraakiil Soomaaliyeed ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho
Xaflad lagu xiray wajiga koowaad ee sanadka 2009 ka ayaa
waxaa ka soo qeyb galay Saraakiil Ciidan Wasiiro Xildhibaano iyo
Dadweyne fara badan oo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 28, 2009 by Buqaqable.com
UNITED NATIONS, Oct 27 (Reuters) – Somalia’s embattled government is making
Slow progress towards restoring security and public services, but the
Country remains fragile and will need more aid money in the coming months,
The United Nations said on tuesday.without significant development
Aid it would be very hard for the east African nation’s interim government
To continue trying to [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 28, 2009 by Buqaqable.com
Posted on October 27, 2009 by Buqaqable.com
Waxaa la Qaaday qeyb ka mid ah xayiraad Mudo dheer Saarneyd Shirkadii
Ganacsiga iyo Xawaalaha Ee Al-barakaat taasoo ka mid noqotay Shirkadaha
Caalamka islaamka ee ay Asiibtay Musiibadii 11 sep 2001 ki taasoo inta badan
Lagu baneystay dhiiga iyo Maalka Muslimiinta ayna
Dad badan ku hanti iyo Naf beeleen hadaba Bankiga
Barakaat Qeybtiisa ku taalay Wadanka
Sweden oo ay mudo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »