• RSS Somali VOA

    • Dunida: Ciidanka Halaga saaro Saaxdheer August 29, 2014
      Wakiillada QM, Maraykanka iyo Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey Saaxdheer, waxayna ku baaqeen in si dhakhsi ah ciidankaasi halkaasi looga saaro.
    • Obama: Istaraatiijiyad uma Hayno IS-ta Syria August 29, 2014
      Madaxwyenaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in arrintiisa ugu weyni ay tahay sidii loo baabi’in lahaa guulaha uu ururka IS ka gaaray dalka Ciraaq, isaga oo dhinacalena sheegay in aanu heynin straatiijiyad kooxaha Islaamiyiinta ah lagula tacaalo.
    • Soomaali ka Tirsan ISIS oo Syria lagu Dilay August 28, 2014
      Nin Soomaali Maraykan ah ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay qofkii labaad ee Maraykan ah ee lagu dilay Syria isagoo ka bar-bar dagaalamaya kooxda ISIS.
    • Ciidamada Somaliland oo Qabsaday Saaxdheer August 28, 2014
      Wararka naga soo gaadhay magaalada Saaxdheer oo ku taal Gobolka Sool meel u dhow xuduudda Itoobiya ayaa la sheegay inay saaka qabsadeen ciidamada Somaliland.
    • Gen. Maxamed: Ma Awood Badna Ciidankeenu August 28, 2014
      General Maxamed Sheekh, wasiirka difaaca Somalia oo ku sugan Turkey ayaa sheegay in ciidanka Somalia uusan awood badan lahay. Generalka ayaa Turkiga kala hadlaya taageerista cidianka Somalia.
    • Djibouti: Culimo Xabsiga laga sii Daayay August 27, 2014
      Xabsiga dhexe ee Djibouti ayaa maanta laga sii daayay saddex ka mid ah culimada reer Djibouti oo hore u taageeray mucaaradka.
    • Warbixin:Xaaladda Bani-aadnimo ee Somalia August 27, 2014
      Weli waxaa soo yeereysa qeyla dhaanta la xiriirta xaaladaha bani aadnimo ee ka taagan qeybo ka mid gobolada koonfurta iyo bartamaha Somalia.
    • Djibouti:Weerarkii Garoonka Argagixiso Lug Kuma Laha August 27, 2014
      Dowladda Djibouti ayaa sheegtay in weerarkii toogassho ee ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalad Djibouti galabnimadii Isniinta uusan wax lug ah ku lahayn kooxaha argagixsada ee gobolka ka howlgala.
    • Xabbad-joojin ka Dhaqangashay Gaza August 26, 2014
      Israel iyo Falastiiniyiinta ayaa ku heshiiyay xabad joojin aan muddo loo qaban oo laga dhaqan galinayo Gaza.
    • Xaaladda Tiyegloow oo Maanta Deggan August 26, 2014
      Degmada Tiyegloow oo ay shaley la wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maanta deggan.
    • Gen. Diini oo ka Halday Hub-uruurinta Muqdisho August 26, 2014
      Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Somalia, General Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in hubku uu gacanta dawladda oo kaliya ku jiro, iyada oo ciddii baahi u qabtana loo sharciyeyn karo.
    • Toogasho ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Djibouti August 25, 2014
      Wararka ka imanaya Djibouti ayaa sheegaya in maanta galabtii toogasho ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Djibouti, Toogashadan ayaa ku soo beegantay iyada oo uu isla maanta garoonka ka degay Madaxweyne Geelle.
    • Ganacsatada Bakaraha oo Cabanaya August 25, 2014
      Dhaq dhaqaaqii ganacsiga suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ilaa iyo shalay hakad uu ku yimid, iyadoo ganacsatadu ay ka cabanayaan canshuuro laga qaado.
    • Shabaab oo laga Saaray Tiyeglow August 25, 2014
      Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka Itoobiya ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Tiyeglow ee Gobolka Bakool.
    • Ukraine oo Ruushka Faraglin Hubaysan ku Eeedaysay August 25, 2014
      Sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Ukraine ayaa sheegay in Taangiyo iyo baabuur gaashaaman oo ay leedahay dawladda Russia ay soo galeen koonfurta bari ee Ukraine.
    • USA: Dhulgariir ku Dhuftay San Fransisco August 24, 2014
      Dhulgariirkii ugu weynaa ayaa gilgiley agagaarka San Francisco mudo 25 sano ah, tiro dad ah ayaa la sheegey in ay ku dhaawacmeen, dhismayaal taariiqi ah ayaa iyagana ay waxyeelo soo gaartay.
    • Netanyahu:Shacabka Qaza Waan u Digeynaa August 24, 2014
      Ra’isuwal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa uga digay dadka ku nool Marinka Qaza inay ka fogaadaan meelaha ay ka howlgalaan maleeshiyaadka ururka Xamaas
    • Kooxda Misrata oo Qabsatay Gegida Tripoli August 24, 2014
      Maleeshiya Islaami ah oo fadhigeedu yahay magaalada xeebeedda Misrata ee dalka Libya ayaa sheegatay inay qabsatay gegida dayuuradaha caalamiga ah ee Tripoli
    • Ukraine oo ka cadhotay Kolonyo Ruushku u diray Bariga dalkaas August 23, 2014
      Kolonyo Gaadiid ah oo ka socota dalka Ruushka ayaa ka gudbay xuduudda Dalkaasi la leeyahay Ukriane iyaga oo aan wax ogolaansho ah helin, isla markaana dib uga soo laabtay ka dib markii gaadheen halkii ay u socdeen.
    • Dibadbax Cabasha ah oo ka Dhacay Buula-Barde August 23, 2014
      Dibadbax ay dadka Buulo-Barde uga cabanayaan sicir-bararka iyo go'doonka ay degmadu ku jirto ayaa maanta ka dhacay halkaasi. Degmadan waxaa go'doomiyay ururka al-Shabab oo 5 bilood ka hor halkaasi laga qabsaday.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 43 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Halkaan Ka Aqriso Magacyada Cusub Ee Ku Soo Biiray Gollaha Wasiirada DKG Ah Kadib Markii Isku Shaandheeyn Lagu Sameeyay


Gollaha Waxaa maanta soo baxay Liiska Gollaha Wasiirada oo isbadal lagu sameeyay iyadoo
inta badan wasiirada xilalkii loo kala badalay in kastoo uu jiro hal wasiir oo gabi ahaanba
Waayay xilkiisa Wasiirkaas oo ah X Maxamad Nuur Shaati guduud kaasoo lagu
Badalay Wasaaradii uu hayay ee Beeraha Maxamad ibraahim Xaabsade halka ay soo galeen laba
Wasiir oo Cusub kuwaasoo kala Ah Ing C/raxmaan Yariisow iyo Daahir Maxamuud Geelle  kuwaasoo loo kala dhiibay
Wasaaradaha Warfaafinta iyo Qasnada ama Lacagta dhinaca kale Gollaha Wasiirada oo Markii hore ahaa tiro 37 ah ayaa hada Noqday 39 kadib markii la Alifay laba Wasaaradood oo kala ah Wasaarada Lacagta iyo

Wasaarada Hub ka dhigista iyo Jiheynta Maleeshiyaadka waxaa kaloo iyana maanta la soo bandhigay Golle Wasiiru dowlayaal oo ay tiradooda aheyd lix

 

00
Magaca Wasiirka
Magaca Wasaarada
Beeshiisha
01
Farxaan Cali Maxamuud
W/ Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleshiyaadka
 
02
C/raxmaan Cumar Cusmaan Ing. Yariisow.
W/ Lacagta
 
03
C/rashiid Xaaji deeq
W/ dib u heshiisiinta Nabadeynta
 
04
Sh Axmed C/laahi Waayeel
W/ Waxbarashada .
 
05
Sh C/raxmaan Max’uud Faarax Janaqow
W/ Cadaallada iyo garsoorka-
 
06
Cali Jaamac Jangale
W/ Arimmaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga-
 
07
Cabdala Bos Axmed
W/ Gaashaandhiga
 
08
C/laahi Max’ed Cali Sanbaloolshe.
W/ Amniga Qaranka
 
09
Sheekh C/qaadir Cali Cumar.
W/ Arimmaha Guddaha
 
10
C/raxmaan c/shakuur warsame.
W/ Qorsheynta Qaranka
 
11
Madoobe Nuunow Maxamed.
W/ Dastuurka iyo Arimaha Federalka
 
12
Sh Nuur Cali Aadan
W/  Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
 
13
Pro Maxamed Cali Ibraahim
W/  Dhaqan Celinta iyo Naafada
 
14
Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim.
W/  Gargaarka Caalamiga Ah
 
15
Dr.Daahir Maxamuud Geelle
W/ Warfaafinta
 
16
C/casiis Xasan Maxamed
W/ Dakaddaha iyo gaadiidka badda
 
17
Abuukar Cabdi Cusmaan.
W/ Xanaanada Xoolaha
 
18
Max’ed Ibraahim Xaabsade
W/ Beeraha
 
19
Maxamed Mursal
W/ Hantida Qaranka iyo Qalabeynta
 
20
Pro. Ibraahim Xasan Cadoow
W/ Hiddaha iyo Tacliinta Sare
 
21
Maxamed Cali Xayaad
W/ Cilmi Baarista iyo Teknolojiyadda
 
22
Maxamed C/laahi Oomaar
W/  Macdanta iyo Biyaha
 
23
Xuseen Ceelaabe Faahiye
W/ Dib-u-Dhiska
 
24
Max’ed Cabdi Maareeye
W/ Shaqada iyo Shaqaalaha
 
25
Maxamed Xusseen Saciid
W/ Dalxiiska iyo Duurjoogta
 
26
C/Risaaq Cusmaan Jurile
W/  Boostada iyo Isgaarsiinta
 
27
C/laahi Axmed Cabdulle AZhari
W/ Jaalliyaddaha Dibadda
 
28
C/Rashiid Maxamed Cabdi Cirro.
W/ Ganacsiga
 
29
Maxamed Cabdi Yuusuf
W/ Howlaha Guud iyo Guriyeynta
 
30
C/Raxmaan jaamac Cabdallah
W/ Warshadaha
 
31
Pro.Maxamed Cabdi Gaandhi
W/ Gaadiidka Cirka iyo Dhulka- 
 
32
Burci Maxamed Xamsa
W/ Deegaanka iyo ilaalinta Dhirta
 
33
Sulaymaan Collaad Rooble.
W/  Isboortiga iyo Dhalinyarada-
 
34
Qadiijo Maxamed Diiriye
W/ Hormarinta Reer Miyiga
 
35
Fowsiyo Max’ed Sheekh.
W/ Arrimaha Haweenka iyo Qoyska-
 
36
Drs. Qamar Aadan Cali
W/ Caafimaadka
 
37
Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibbi.
R/W ku xigeen Ahna Wasiirka kaluumaysiga iyo Qeyraadka Badda-
 
38
Shariif Xassan Sheikh Aadan.
R/W ku xigeen Ahna Wasiirka Maalliyadda
 
39
C/Waaxid Cilmi Goonjeex
R/W ku xigeen Ahna Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka
 
40
     
0      
0
Magaca Wasiiru Dowlaha
Wasaarada uu Ka Yahay Wasiiru Dowlaha
Beesha
01
C/laahi Sheekh Cali
W Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga .
 
02
C/laahi Yuusuf Cigaal
W Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
 
03
Yusuf Max’ed Siyaad (Indha Cadde)
W Wasaarada Gaashaandhiga 
 
04
Qaalid Cumar Cali
W Wasiiru dowllaha Xafiiska Raiisul-Wasaarah
 
05
Xasan Macalin
W Wasiiru dowllaha Madaxtooyada
 
06
C/raashiid  Maxamed Xiddig.
W Wasiiro dowlaha Arrimaha Gudaha
 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 43 other followers

%d bloggers like this: