Maxamad Dheere oo Ay Galabta Ciidanka Ethiopia Soo Qabteen isagoo Ku Dhuumanaya Guri Ku Yaala Deegaanka Km:4 Kadib Markii uu Shalay Fakaday

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho  ayaa Sheegay in Ciidamo Ethiopian Ah oo aad u Hubeysan ay galabta isku Gadaameen guri ku yaal Agagaarka Km 4  Halkaasoo uu ku Dhuumanayay
Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) oo shalay si Xun kaga Fakaday kadib markii ay ku galeen guri uu soo daganaa labadii sano ee la Soo dhaafay Halkaasna [...]

Maxamad Dheere oo Maanta Si Dirqi ah Uga Baxsaday Ciidanka Ethiopia oo Doonayay Inay Soo Xiraan Hubkana Ka Qaadaan

Ciidamada Cadowga Ethipia oo wata Taangiyo iyo Baabuurta Toyotooyin ah oo uu Ciidan Ka Buuxa ayaa Maanta Soo Weeraray Ninkii laba sano ka hor ku Baaqay in Ciidanka Cadowga barax iyo biyo laga daba qaado Xiligaas oo ay Ka Dagaalamayeen gudaha Magaalada
Muqdisho oo ay Kumanaan rayid ahna ku dileen taas oo ka dhigeysa [...]

Many Somalis will remember Yusuf as the man who brought Ethiopian forces into Somalia, which led to a fierce insurgency and the displacement of over a million people. At least 16,000 Somalis died between 2007 and 2008 and more than 30,000 were injured, according to local human rights groups.

Fresh turmoil and uncertainty loom for the people of Somalia – already ravaged by displacement, conflict, drought and hyper-inflation – after the country’s interim president resigned on 29 December.
Abdullahi Yusuf Ahmed resigned after disagreements with parliament and his prime minister, as well as pressure from the international community.
President Abdullahi Yusuf resigned at around 1000am [...]

Cabdullahi Yusuf oo is Casilay Sidii UU Cali Geedi Hore U Sameeyayna Daqiiqado Gudahood Uga Dhoofay Magaalada Baydhabo

Waxaa maanta hor yimid Xubanaha Mbghati C/llahi Yusuf isagoona ku Dhawaaqay inuu Xilkii iska casilay Kadibmarkii uu Wareejiyay Warqadii iscasilaadiisa ayuu Sheegay inuu isu Casilay Sababo la Xiriira Culeys uga Yimid Beesha Caalamka Waxaa kaloo sheegay
C/llahi inuu ku wareejiyay Aadan Madoobe Xilkii iyo Documentigii dowladnimo uu hayay Sidaasna uu Aadan Madoobe Ku Noqonaya Madaxweynaha [...]

Dec 28, 2006-Ayay Aheyd Maalintii Ay Soo Galeen Wadanka Ciidamada Gumeysiga MadowTaasoo Maanta Ka Dhigeysa Laba Sano OO Buxda Hadaba Maxaan Ka Faa,idnay Dagaalki Maanse Ku Qasaarnay ??

Dadka Soomaalida Waa Dad Aan inta badan muhimad Siinin taariikhda intiiba la Soo dhaafay tan soo socotana aan isku mashquulin balse ay howshooda kaliya Tahay
Waxa maalintaas taagan Hadaan wax yar faalo ka Bixiya ama tusaaleeyo Waxaad arkeysaa in Somaliya oo
Malaayiin sano soo jirtay Soona joogtay hadana aanay laheyn inta badan wax Raadad qadiim ah oo [...]

Maleeshiyaadkii Madaxdii & Xaasaskii Ka Soo Jeeday Puntland intoodii la Timid Ciidanka Ethiopia iyo Cabdullahi Yusuf Ayaa Maanta Raxan Raxan Uga Dhoofaya Baydhabo iyo Muqdisho

Xaasas Caruur iyo Dhalinyaro fara badan oo Daganaa Xaafadaha Villa Somaliya ku Xeeran laba sano ka horna ka Yimid deegaanada puntland Ayaa maanta si wadar Ah uga Dhoofayay
Garoonka Magaalada Muqdisho iyagoo ay Galbinayeen Gawaari dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Ethiopia Qoysaskan oo lagu sheegay inay ka Badnaayeen 50 Meeyo qoys ayaa
Waxaa Airporka ku qabsaday [...]

Warar Faahfaahsan oo Ka Soo Baxaya Dagaaladii Shalay iyo Maanta Ka Socday Gobolada Dhexe iyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo Meelo Badan Loogu Awood Sheegtay

Dagaala qaraar ayaa Shalay iyo Maanta ka socday Gobolka Galguduud Gaar ahaan Magaalooyinka Guri-Ceel Dhuusa Mareeb iyo deegaanka Galinsoor oo ay asbuucyo Ka hor xoog ku qabsadeen
Maleeshiyaadka Al-Shabaab halkaasoo oo ay inta badan Ka talin jireen maamulo qabaa,ilka hoos yimaada hadaba waxaa dhacay intaas kadib in ay isa soo aruursadaan dadkii deegaanka iyo Maamuladii [...]

Shirweyn OO Ay Iskugu Yimideen Jaalliyada Gobolka Hiiraan Ayaa Shalay Ka Dhacay Magaalada Aarau Ee Wadanka Switzerland Shirkaas oo Laga Saaray Saaray Baaqyo Ku Wajahan Guud Ahaan Wadanka Somaliya & Gaar Ahaan Gobolka Hiiraan

Shalay oo Ay Taariikhda Aheyd 26 Dez 2008 ayaa Waxaa iskugu yimid Magaalada Aarau oo ka Tirsan Magaalooyinka Waaweyn Ee Wadanka Switzerland Jaalliyadaha  Reer Hiiraan ee kala Dagan Kantonada uu Ka Kooban Yahay Wadanka Switzerland
Dadkan oo ay iskugu yeereen Gudiga iyo Gudoonka Jaaliyada Gobolka Hiiraan Ayaa Waxaa looga Hadlayay Xaaladaha Bulsho iyo Siyaasadeed Ee Wadanka [...]

Dagaalo Xoogan oo Tan iyo Waabarigii Maanta Ka Socday Degmada Guri-Ceel Ayay Xoogag is Baheysanaya Kaga Saareen Maleeshiyaadkii Kooxda Al-Shabaab oo iyagu Beryahanba ka Talinayay Magaalada

Dagaalo Xoogan oo Tan iyo Xalay Ka Socday Degmad Guriceel Ayaa looga awood roonaaday Kooxda Al-Shabaab oo iyaduba ku qabsatay dagaalo Ay dhiig ku daateen oo Asbuucyo ka hor ka dhacay
intaas kadibna Waxaa guud ahaan Degmada Guriceel la wareegay xoogag hubeysan oo taabacsan ururka Ahlu -Sunna Waljamaaca iyo Maamulkii Hore looga Qabsaday Wararka naga [...]

Hussein Mohamed Mohamud,(Xuubsireed) a spokesman for the president, said on Wednesday: "The president has already written his resignation letter and he is expected to announce it on the coming Saturday."

Abdullahi Yusuf, the Somali president, is expected to Resign in the coming days, His spokesman said.Hussein Mohamed Mohamud,
A spokesman for the president, said on Wednesday: “The president has already Written his resignation letter and he is expected to announce it on the coming Saturday.”
Mohamud declined to give any further details on why the [...]