Posted on November 30, 2008 by Buqaqable.com
At least five people were killed and 17 injured on Thursday when assailants tossed
Grenades into a busy market in the town where Somalia’s parliament sits, witnesses Said.
Islamist fighters have waged a nearly two-year campaign against
Somalia’s interim Administration after government forces backed by Ethiopian troops ousted them from The capital.
Islamists now hold most of south Somalia [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 30, 2008 by Buqaqable.com
Dagaanka Day-nuunaay oo aad ugu Dhow magaalada Baydhabo kana tirsan Gobolka Bay ayay galabta
Dagaalo ka dhaceen kuwaasoo u Dhexeeyay Maleeshiyaad hoos yimaada Kooxda Mbghati iyo Ciidan ka tirsan Maxkamahada Islaamiga
Dagaalkani ayaa waxaa ku geeryooday mid ka mid ah Maleeshiyaadkii taabacsanaa Kooxda Mbghati ee goobta loogu yimid
Halka ay Ciidanka maxkamadaha islaamiga gacanta ku dhigeen tiro kale [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 30, 2008 by Buqaqable.com
Ciidankii Cadowga ee Mudadaba´daganaa Warshadii (OOMADA) Ee Xassay
Ayaa Maanta halkaas iskaga Guuray iyagoona sida la sheegay Ay Ciidankan u
Dhaqaaqeen Dhinaca wadanka Ethiopia Ciidankan oo aan ilaa Hada la aqoon
Sababta ay u guureen hadii ay la Xariirto Ka Bixitaanka ay ciidanka Ethiopia Wadanka ka baxayaan iyo hadii
Ay la Xariirto Dhaq Dhaqaaqyadii ay sida Caadiga ah uga [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 30, 2008 by Buqaqable.com
C/llaahi Yusuf iyo Xildhibaanad Caasha Cabdalla ayaa Shalay Shirar jaraa,id ku kala Qabtay Magaalada Groowe Tan hore Yusuf oo la hadlayay Wakaalada Wararka Aljazeera
Ayaa Sheegay in ay tahay waxa ka dhacay Djibuti Wax u dan ah Nuur Cade Ee aysan Asaga u dan Aheyn sida uu warka u yiri
Waxa uuna sheegay inuu ka soo horjeedo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »