Hambalyo Hambalyo Hambalyo Arooska iyo Aroosada (C/raxmaan Sheikh Maxamuud iyo Ifraax Cumar Xasan

Hambalyo Arooska iyo Aroosada C/raxmaan Sheikh Maxamuud iyo Ifraax Cumar Xasan oo uu Meherkoodu Ka
Dhacay Magaalada london ee cariga ingriiska 21 kii November 2008 waxaa halkan Ka tahniyeynaya
Dhamaan Bahda Buqaqable iyo Asxaabtan hoos ku qoran Waxayn idiin leeyihiin C/raxmaan iyo Irfaax Noqda
kuwii isku waara owlaad Baari ahna Kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin hoos ka aqri [...]

Ciidamada Cadowga Kuwii Ugu Badnaa oo Wadanka Soo Galay Maanta Tan iyo Waxii Ka Dambeeyay 2007 ki iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya

Ciidamo aad u fara badan oo ay leeyihiin Cadowga Ethiopia ayaa Maanta soo galay Gudaha wadanka somalia
Hadaba ciidankan oo aad u hubeysnaa kana soo gudbay Xadka Soomaaliya iyo Ethiopia gaar ahaan
Gobolka Gedo.iyo degmada Luuq halkaas oo ay ka wadaan Dhaqdhaqaaq ciidan
Ciidankan oo wata inka badan 100-Gawaarida dagaalka ah kuwa Taangiyada qaada  iyo Ciidanka Qaadaba .
Dadka [...]

Meydadka Laba Naagood oo Si Xun Loo Dilay Ayaa Saaka Laga Helay Deegaanka Buulo Mareer Xili Ay Kooxda Al-Shabaab Gacanta Ku Hayaan Inta Badan Gobolka Shabellada Hoose

Waxaa saaka laga helay Degaanka Buulo mareer oo ah halka uu maro Wabiga Shabelle meydadka labo haween ah oo si xun loo dilay  .
Haweenkan oo deegaanka Buulo Mareer si weyn Caan uga ahaa beero Waaweyna ku lahaa ayay aad uga xumaadeen dadka deegaanka 
Haweenkan oo laga helay meel ku dhow wabiga ayaa  
Waxaa jirkooda ka muuqday Dhaawacyo [...]