Posted on November 26, 2008 by Buqaqable.com
Shirkii todobada bilodd ka soo socday Magaalada Djibuti una Dhaxeeyay isbaheysiga Dib-u-Xoreynta
Ayaa xalay la soo gabagabeeyay iyadoona maalintii uu bilowday iyo ilaa shalay galab lays jiid jiidayay iyadoona
Qodobadii labada jeer ee hore ka soo baxay shirirka Djibuti aanay jirin haba yaraatee Wax ka qabsoomay
Balse waxa uu u muuqdaa midka xalay lagu heshiiyay in uu ahaa [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 26, 2008 by Buqaqable.com
Cabudllaahi Yuusuf Axmed ayaa safar aan Horay loo sii shaacin oo qarsoodi ah ku Gaaray
Saaka Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal. C/llahi Ýusuf ayaa waxaa ku Wehliya Safarkiisa Xildhibaano ka soo jeeda Gobolada Bari oo ay ka mid Ahaayeen Caasha A Cabdalla
Waxaa kaloo la socday Safiirka Yemen u Fadhiya Villa somalia
Kaasoo ay [...]
Filed under: Buqaqable | Tagged: Buqaqable | Leave a Comment »