Faah Faahin Ku Aadan Shirkii Djibuti oo Maraya Meelihii Ugu Xasaasi Sanaa Kadib Markii Ay Timid Qaabka Wax Loo Qeybsan Lahaa Dhinaca Golaha Xildhibaanada

Shirkii Maalmahanba ka socday Djibuti oo aanay hore Uga fulin Qodob ka mid ah Qodobadii lagu Heshiiyay Ayaa hada galay Marxalad Ka duwan tii Hore Marxaladan oo Ah ha la Qeybsado Awooda Siyaasada Sida Dowlada iyo Baarlamaanka
Hadaba Dhowr maalmood oo iska Daba Wareeg ah Waxaa maanta soo Baxday in aanay  Sahlanayn in la Heshiiyo  Kadib Markii [...]

Dhamme Cabdi Ibraahim Afgub oo ugu Sareeyay Ciidankii Dhowaan Lagu Soo Tababaray Ayaa Xalay Lagu Dilay Magaalada Baidoa iyadoona Maanta Loo Dilay Dad loo Soo Qabtay Arinkaas

Xalay fiidki ayaa lagu dilay irida Saldhig Boolis oo ku yaal magaalada Baydhabo oo ah Xarunta Gobolka Bay
Taliyihii Ciidan daraawiishta qeybta Bay ee dhowaan laga keenay Gudaha wadanka Ethiopia oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Ibraahim (Cabdi Afgub),
Taliyahan ayaa sida la sheegay ka soo Baxay Saldhig ku yaala gudaha Magaalada isagoona
Ku sii jeeday gurigiisa oo ku [...]

Xildhibaan Xasan Dhimbil Warsame oo iska Casilay Jagadiisii Xildhibaanimo iyo warar isa soo tarayo oo ka soo baxaya Sababaha uu isu Casilay !!

Xildhibaan Xasan Dhimbil Warsame oo Ka mid ahaa Xubnaha Baarlamaanka Mbghati ayaa maanta iska casilay
Xilkii uu ka hayay Baarlamaanka Mbghati  Avv Xasan Dhimbil Warsame oo ka soo jeeda Beesha H/gidir gaar Ahaan Beesha Cayr
Ayay wararka qaar sheegayaan in uu Baneeyay booska dad kale oo ka Soo Jeeda isla
Beeshiisa oo damacsan in ay xilkaas Dano waaweyn [...]