Posted on November 23, 2008 by Buqaqable.com
Wararka Naga soo gaaraya Guriga Ra’iisul Wasaare Nuur Cade oo ay Ka Socotay D oorasho loo Sameeyay 6 Murashax oo isu soo taagay
Maamulka Gobolka Banaadir Ayna u codeeyeen 64 Qofood oo Xildhibaano Gobol ah ayaa Waxaa ku guuleystay Jagada Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur.
kadib Markii ay doorashooyin Sanduuq lagu ridayay Dhaceen inkas [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 23, 2008 by Buqaqable.com
Guddoomiyaha isbeheysiga dib u Xoreynta Somalia Sh. Axmed Sh. Axmed Ayaa ka hadlay
Sababaha ay u bixi waayeen Ciidanka Cadawga xiligii loo qabtay oo maalin ka Hor Ahaa kuna Sifeeyay Sababo Farsamo isagoona
Sh Shariif Ku Adkeystay inay ay baxayaan Maalmo Gudahood Wuxuuna intaas sii Raaciyay
Sh Shariif in la joojiyo ficilida aan´Danta Shacabka u Adeegaynin kuwaasoo loo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »