Posted on November 22, 2008 by Buqaqable.com
Dagaalo culus ayaa Saaka ilaa galabta Ka dhacayay qeybo kamid ah Degmooyinka
Wardhiigley, Yaaqshid, iyo Hurwaa iyadoona ay dhamaan goobahaas ku leeyihiin
Xarumo Ciidanka Cadowga iyo kuwa Daba dhilifka dagaaladan ayaa Waxaa Ka qeyb qaatay dhamaan garbaha ka Soo Horjeeda Gumeysiga in kastoo ay ugu xoog badnaayeen
Ciidamada Midowga Maxkamadaha Kuwaasoo maalmihii ugu dambeeyay ku jiray xabad joojin [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 22, 2008 by Buqaqable.com
War ka imaanaya magaalada Muqdisho Ayaa Sheegaya in Maanta Ciidanka Cadowga ee degan Warshada baastada oo dhowr Maalmood lagula jiray
Dagaalo aan kala go,o laheyn maanta laga gubay Baabuur UD ah oo u Socday Ciidamada warshada Baastada dagan una siday sida la Sheegay raashiin Quraac ah
Ciidamada Itoobiya ee halkaas fariisinka ku leh, intaas kadib ayay [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 22, 2008 by Buqaqable.com
Wafdi uu hogaaminayo R/Wasaare Nuur Cadde Ayaa u dhoofay Maanta Wadanka Djibuti
Halkaasoo ay ka bilaabanayeen Wadahadaladii Isbaheysiga iyo Kooxda Qunyar Socodka Mbghati uga Socday maalmahan dambe
Wafdiga Nuur Cade Ayaa waxaa ka Mid ah Axmed C/Salamaan oo Ah Kuxigeenka Nuur Cade ahna Madaxa Wafdiga Siyaasada Ee Shirka Djibuti .
R/Wasaare Nuur Cadde iyo Wafdigiisa ayaa la Filayaa [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »