Heesaaga Caanka Ah Michael Jackson Ayaa Qaatay Diinta Islaamka Sida Ay Qoreen Wakaaladaha Wararka Kadib Markii Ay Dadaal Badan u Galeen Dad Waaweyn oo uu Ka Mid Yahay Yusuf Islam

LOS ANGELES, Nov. 21 (UPI) — Pop star Michael Jackson has converted to Islam at a ceremony in Los Angeles attended by Yousef Islam, the singer Formerly known as Cat Stevens, sources say.
Jackson, whose once-amazing career has been Eclipsed in recent years by reports of bizarre Behavior, as well as legal and financial Troubles, is [...]

Dagaal Xoogan oo Ay Ciidanka Midowga Maxkamadaha Qaadeen Ayaa Dhowr iyo Toban Ka Tirsan Ciidanka Cadowga Baqtigooda Lagu Waray Wadada Warshadaha Gaar Ahaan Hareeraha Warshada Baastada iyo Qubuuraha Barakaat

Dagaal Xoogan oo ay Galabta ku qaadeen Ciidamada Maxkamadaha Islaamka fariisimaha Ciidanka Cadowga oo ay ka Mid ahaayeen Dhismiha warshadii Baastada iyo tan 
Xeyla bariise ayaa sababay qasaaro xoogan oo soo Gaaray Ciidanka Ethiopia dagaalkan ayaa yimid Kadib Markii Maanta la filayay inay Ka Guuraan Xeryaha Shanta ah ee ku Teedsan
Wadada warshadaha iyo xaafadaha Dadkoodii Ceelasha biyaha [...]

Waaxda maaliyada Mareykanka Ayaa Sadex Sarkaal oo Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab oo uu Midkood Yahay Ajnabi Ku Eedeeyay inay Ku Xiran yihiin Al-Qaacida kuna Soo Rogay Cunaqabateyn,

Sadaxdan Sarkaal oo ah Saraakiisha Hogaamisa Urururka Al-Shabaab Ayuu Mareykanku ku daray liiska dadka dhaqaalahooda uu mareykanku Xajisayo Ama la Wareegayo meel kasta oo uu awood u leeyahay oo ay xisaab uga Furan tahay
Balse waxay is weydiintu tahay ma jirtaa Xisaab bangi oo uu Mansuur Roobow ku leeyahay Dibada???  mise waxaa loogu talo galay in [...]