Posted on November 20, 2008 by Buqaqable.com
Has given the peace process in the strife-torn country Renewed impetus, A senior United Nations official told The Security Council Today.
But Assistant Secretary-General for Political Affairs Haile Menkerios Warned that the continuing tensions
Between the country’s president and Prime minister left the Situation volatile in a country That has been riven by factional Fighting and Has [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 20, 2008 by Buqaqable.com
Meydadka labo kamid ah ciidamadii Ethiopianka ahaa Ee Maanta Soo Dagay Xarunta Talefishinkii hore Ayaa Maqribnimadii caawa lagu Arkay Goobtii uu Dagaalka Ka dhacay galabta
Askarta Ethiopianka ah ee la laayay ayaa kamid ahaa Askar gurmad Ahaan uga timid dhanka deegaanka Carafaad intii uu dagaalka ka Socday isgoyska Towfiiq ee degmada Yaaqshid.
Xoogagga Kacdoonka ayaa si gaadmo uga soo baxay Meel aanay Fileyn [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 20, 2008 by Buqaqable.com
أعلن الرئيس الصومالي “عبدالله يوسف أحمد” أنه ناشد الأخ قائد الثورة دعوة الرئيس الجيبوتي ” عمر جيلة ” لنقل مباحثات المصالحة بين الحكومة والفصائل الصومالية من جيبوتي إلى الجماهيرية العظمى باعتبارها عاصمة كل الأفارقة.
وقال الرئيس الصومالي في تصريح لمندوب وكالة الجماهيرية للأنباء عقب استقبال الأخ القائد له الليلة قبل البارحة لقد عرضت على الأخ [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 20, 2008 by Buqaqable.com
Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyooday magaalada
Qaahira ee dalka Masar Faarax Wehliye Cadow {Faarax Sendico} oo ahaa aabihii isboortiga
Soomaaliya. in mudo ahna ka Dhex muuqday maxfalada Caalamka Ee Isboortiga iyadoo Aanay jirin dowlad soomaaliyeed
Ayay geeridiisa dad badan ka Naxeen Faarax Sindiko ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku jiray isbitaal ku [...]
Filed under: Buqaqable | Tagged: Buqaqable | Leave a Comment »