The pirates are sending out a message to the world that ‘we can do what we want, we can think the unthinkable, do the unexpected’," Andrew Mwangura, coordinator of the East African Seafarers’ Assistance Programme, told Reuters in Mombasa.

MOGADISHU (Reuters) – An Indian warship destroyed a pirate ship in the Gulf of Aden and gunmen from Somalia
Seized two more vessels despite a large international naval presence off their lawless country.
The buccaneers have taken a Thai fishing boat, a Greek bulk carrier and a Hong Kong -flagged ship heading to Iran [...]

Nuur Cade oo Cabdullahi Yusuf Ugu Baaqay inuu is Casilo Kana Dhawaajiyay In Ay Tahay Shareecada Islaamka Waxa Kaliya Ee Somaliya Lagu Xukumi Doono

Nuur Cadde ayaa ugu baaqay  C/laahi Yuusuf Axmed inuu xilka iska Casilo mar Haddii uu  ku guul dareystay inuu
Dalka u horseedo hanaan dib u Heshiisiineed oo Dhameystiran taas Badalkeedna uu isaga noqday Caqabada Keliya Ee
Hortaagan in waji Siyaasadeed oo loo Dhan yahay loo gudbo .
Nuur Cadde ayaa sheegay inay tahay inuu Madaxweyne Yuusuf iska casilo [...]

Qaraxyo Xalay Ka Dhacay Degmada B/xaawo oo Ay Dad Badan Ku Wax Yeeloobeen iyo Sarkaalkii ugu Sareeyay Maamulka B/xaawo Dhinaca Amaanka oo Ka Mid Noqday Dadka Geeriyooday

Qaraxyo bambaanooyin ah ayaa xalay Hareeyay magaalada B/xaawo Kuwaasoo inta la ogyahay ay ku Geeriyoodeen
laba ruux oo uu ka mid ahaa taliyihii Amaanka Maamulka Magaalada B/xaawo Xasan Cabdi Kubey halka ay 9-Kalena ku Dhaawacmeen
Qaraxyadan oo ahaa bambaanooyinka Gacanta laga tuuro ayaa lala Beegsaday Goob ku dhow xarunta
Maamulka ee degmada B/xaawo, Bambaanooyinkan oo laba ahaa [...]

Isbaheysiga Dib-U Xoreynta oo War Aan sal iyo Baar Laheyn Ku Tilmaamay Hadal Maalmahan La Buun Buuniyay oo Ahaa in Ay Aadayaan Addis-Ababa

Dhageyso;-C/raxman C/Shakuur oo ah Madaxa siyaasada Ayaa Markii ugu horaysay ka Hadlay warar ay saxaafada qaarkeed Beryahan Buun buunisay kaasoo ahaa in gudoomiyaha Isbaheysiga uu
Aadayo Addis-Ababab kadib markii uu Casuumad ka helay waa sida Ay hadalka u Dhigeene
Warkaasoo uu C/Shakuur ku tilmaamay been Aan raad laheyn waxa uuna sheegay in aanay Jirin Casuumad uga [...]