C/llahi Yusuf oo Loo Sanduleeyay Nuur Cade Hadii uu Diidana Waa Xarig Xayiraad iyo isagoo Aan Ku Raaxeysan Doonin Nairobi Addis-Ababa Djibuti Khartum Kampala

Dowladaha ku bohoobay magaca IGAD marka laga reebo Eritrea ayaa Maanta   Ku heshiiyay in dusha laga saaro ganaaxa ugu sareeya Cabdullahi Yusuf
Hadii uu sida ugu dhaqsiyaha badan u ansixin waayo golaha Wasiirada Cusub ee uu soo Magacaabay Cade waxaa si cad layskugu Raacay in ay Qasab tahay Ansixinta C/llahi Yusuf Ee dowladan cusub  
Mudo ku siman [...]

Seyoum said Kenya had pledged to send a battalion of troops to boost an African Union (AU) peacekeeping force. There was no independent confirmation from Nairobi. "Kenya’s decision is a great commitment," Seyoum said at the end of a day-long meeting to discuss the Somalia crisis.

Ethiopia said on Tuesday it was not prepared to continue propping up Somalia’s interim government “indefinitely” and urged leaders there to embrace a peace process to stop 17 years of conflict.
Somali President Abdullahi Yusuf’s government has been unable to stop a two-year insurgency by Islamic militia, despite backup from thousands of Ethiopian troops.
U.N.-brokered peace [...]

Xoogaga Midowga Maxkamadaha G/Shabellada Dhexe Ayaa Maanta Fuliyay Howlgalo Burcad Sifeyn Ah oo Balaaran

Ciidanka Midowga Maxkamadaha Islaamiga Gobolka Shabellada Dhexe ayaa maanta fuliyay Howgalo balaaran oo ay
Ku sifeynayaan burcad isbaarooyin dhigtay Wadooyinka gobolkaas Howgalkan ayay ciidanka Maxakmadaha ku dileen qaar ka mid ah Burcadii ay kula dagaalameen
Wadooyinka qaar halka ay qaar kalena ku soo Qabqabteen Afhayeenka midowga Maxkamadaha howlgalada ciidan
Sh C/raxiim Ciise Cadow ayaa saxaafada u xaqiijiyey [...]