Somali pirates have captured a Saudi-owned oil tanker and its 25 crew members off the coast of Kenya, a US Navy official says.

The Sirius Star, and its reportedly Saudi, Filippino, Polish, Croatian And British crew
Were seized by the pirates southeast of The Kenyan port city of Mombasa on Saturday, AP Quoted
US Navy’s 5th fleet spokesman Lt. Nathan Christensen as saying.
The 330-meter long tanker was sailing under a Liberian flag
While possessed by the Saudi oil firm Aramco. [...]

Xubno Ka Tirsan Isbaheysiga Dib U -Xoreynta Somaliya Qeybtiisii Asmara Ku Hartay Ayay Sheegayaan Wararka Qaar In Ay Xiriiro La Soo Sameeyeen Sh Shariif Ayna Doonayaan In Ay Ku Soo Biiraan Djibuti!!

Warar hoose ayaa sheegaya in jiraan Xubno ka tirsan isbaheysiga Dib-u Xoreynta
Qeybtiisa Asmara oo xariiro la soo Sameynayeen Madax ka tirsan isbaheysiga Dib u -Xoreynta ee uu Fadhigoodu yahay
Magaalada Djibuti  iyagoona dalbay in la Soo D howeeyo Marka ay Soo Wareegayaan
Wararkan qaar ayaa sheegaya in ay Xubnahaas ka Mid yihiin Ku Xigeenka Gudoomiyaha golaha dhexe [...]

Nuur Cade Ayaa Maanta isugu Yeeray Kulan Qado Ah Xubnaha Baarlamaanka Ee Ku Sugan Nairobi Si uu Asna Markiisa Ugu Sheego Fekerkiisa Ku Aadan Halka uu Xaal Marayo

Ra’isulwasaare Nuur Cade ayaa maanta kulan Qado ah isugu yeeray Xubnaha Barlamaanka
Kuwooda ku sugan Kenya  si uu bal asna ugu sheego Fekerkiisa ku Aadan waxa laga yeeli karo
Dagaalka u dhexeeya asaga iyo C/llahi Yusuf Doraad Ayay aheyd Markii ay xubno kor u dhaafay 150 ka Soo qadeeyeen
C/llahi Yusuf kaasoo uu u sheegay wixii uu [...]