Ra,isul Wasaare Nuur Cade oo Shir Jaraa,id Ku Qabtay Magaalada Nayroobi Ayaa Ku Dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiiradiisa oo Dhameystiran isagoona Ku Eedeeyay C/llahi Yusuf inuusan Rabin Dowlad Soomaaliyeed oo Shaqeysa Mana Ka Yeeleyno Ayuu Yiri Nuur Cade

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ra’isulwasaare Nuur Cadde uu ku dhawaaqay liiska
Magacyada Golahiisa cusub ee wasiirada kamid Noqonaya.Nuur Cade oo ka hadlayay shirkaas jaraa,id ayaa Eedeyn Adag u diray C/llaahi Yusuf isagoona yiri talaaba kasta oo
Xaga nabada loo qaado Ninka hortaagan waa isaga laakiin Taas asaga Ayay u taalaa ayuu sii Raaciyay [...]

Dhageyso