Posted on November 15, 2008 by Buqaqable.com
Xaflad qalin jabin oo si heer sare ah loo Soo agaasimay ayna ka Qeybgaleen ku Dhawaad 117 arday laguna Gudoonsiinayay
Shahaadooyin ayaa ururka Dhalinyarada ee kanava ku qabteen Magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Munaasabadaan qalin jabinta ah ayaa Waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiinta ka tirsan
Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan odayaasha dhaqanka Maamulayaasha dugsiyada waxbarashada gobolka [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 15, 2008 by Buqaqable.com
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Gobolka shabellada Hoose ayaa sheegaya in ay Saaka ka
Bilowdeen dagaalo xooggan oo u Dhexeeya Ciidamada gobolka iyo kuwo ka gadooday Dagaaladan ayaa ka soconaya deegaanka
Warciise oo labaatan kilometer Kaga beegan Magaalada Jowhar Dhinaca bari
Dagaalka oo bilowday abaare 11:00 tii Saac ee Subaxnimo ayaa u Dhexeeya Ciidamada gobolka Hore [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »