Magacyada Wasiirada Cusub Ee Suuqa Soo Galay Ayay inoo Suura Gashay inaan Helno Kuwaasoo Aan Dhameystirneyn Balse Ah Kuwii Suuqyada Nayrobi Lagu Soo Bandhigay (Hoos Ka Aqri Magacyada)

Raisul wasaaraha Mbghati Nuur Cade Ayaa dhowaan soo bandhigay qaabka uu u Dhisay golihiisa
wasiirada  Kuwaasoo loo gudbiyay sida la Sheegay Madaxweynaha Kooxdaas Cabdullahi Yusuf oo isna dhiniciisa Gaashaanka ku dhuftay
Kadib markii uu ka xanaaqay in la soo Dhisay gole wasiiro  oo aanay ku jirin Asxaabtiisii hore
Ayna ku jiraan dad uu si gaar ah ugu [...]

Wakaalada Sirdoonka Mareykanka CIA Ayaa Ku Eedeysay Ururka Al-Shabaab in Ay Ka Dambeeyeen Qaraxyadii Hargeisa & Bosaso

Laanta Sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaan CIA da Ayaa maanta shaacisay in ay heleen Raadad Cadeynaya in ay ka dambeeyeen ururka
Al-Shabaab qaraxyadii ka dhacay Magaalooyinka Boosaaso & Hargeysa, 
Sababtana waxay ku sheegeen in ay Al- Shabaab Dhaqaale kaga Doonayaan iyo Aqoonsi Ururweynaha Al-Qaacida,
Agaasimaha Waaxda Sirdoonka Mareykanka Michael Hayden oo Maanta soo saaray Warbixin uu kaga [...]

Isabheysiga Dib-u-Xoreynta Ayaa Shaaciyay in Ay Ciidanka Cadowga Ka Baxayaan Waqtigii Lagu Heshiiyay & Goobihii Lagu Heshiiyay

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta Cumar Xaashi Aadan oo ku Sugan Magaalada B/weyn
Ayaa isagoo maanta la hadlayay warbaahinta gudaha rajo Weyn ka muujiyay bixitaanka Ciidamada Ethiopia in ay ka Baxaan goobihii iyo
waqtigii lagu heshiiyay wadanka oo dhana ay uga bixi Doonaan waqtigii lagu heshiiyay Bartamihii ogost
Cumar Xaashi oo ahaa  Madaxa Gudigii Ammaanka [...]

Taliye Ku Xigeenkii Ciidamada Maxkamadaha Gobolka Shabellada Dhexe C/slaam Ayaa Xalay Ku Geeriyooday iska Hor imaad Kala Shaki Ahaa oo Ku Dhex Maray Ciidamo Ka Wada Tirsan Gobolka

Waxaa xalay deegaanka Keliga oo ka Tirsan magaalada Jowhar ku geeriyooday Taliye ku xigeenkii
Ciidamada Maxakamadaha ee gobolka Shabellada hoose C/salaam  Geerida Sarkaalkan ayaa timid kadib markii ay
Kala shakiyeen ciidankii hore u sii Joogay Magaalada iyo kuwo kale oo ka yimid Dhinaca
Mahadaay oo isla gobolka ah Kadibna ay Rasaas is weydaarsadeen halkaasoo uu ku geeriyooday taliye [...]