Xoogag Ka Tirsan Midowga Maxkamadaha Ayaa Gaaray Deegaanka Ceelasha Biyaha Kadib Markii Ay Ka Baxeen Halkaas Maamulkii Sh Hoose oo Iyaga Gabi Ahaanba Burburay

Ciidamada fara badan oo ka amar qaata Midowga Maxkamada Islaamka ayaa Xalay La wareegay
Guud ahaan gacanta ku heynta Deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Sh/hoose,
Halkaas oo ay ku barakeceen kumaan Qoys oo ka cararay dirirta iyo Duqeynta Xamar
Xoogagga Maxkamadaha oo aad u Hubeysan ayaa xalay lagu arkayey Waddooyinka Muhiimka ah ee deegaanka  Ceelasha biyaha, iyagoo halkaas [...]

Britain drafts new U.N. Somalia sanctions: The draft resolution, distributed to the 15 members of the Security Council, calls for asset freezes and travel bans for anyone engaging in or supporting violence in Somalia, including individuals or companies

UNITED NATIONS (Reuters) – Britain has circulated a draft resolution that would impose new U.N. sanctions on anyone contributing to violence and instability in
Somalia, U.N. Security Council diplomats told Reuters on Wednesday.
The draft resolution, distributed to the 15 members of the Security Council, calls for asset freezes and travel bans
for anyone engaging in or supporting [...]

Majmaca Culimaa,udiiinka Soomaaliyeed oo Soo Saaray Fatwooyin Sharci Ah oo Ka Hadalaya Xaalada uu Maanta Wadanka Marayo iyo Dadka La Gaaleeyo Waxa Ay Diinta Ka Qabto

Nadwo si weyn loo soo agaasimay ayaa xalay ka dhacday Masjidka Abuuhurayra ee ku yaala  Suuqa Bakaaraha.
Waxaa halkaas ka soo jeediyay Muxaadarooyin diini ah oo qiima leh Dhinacyo badana taabtay
Culamaa’udiin Soomaaliyeed oo ay ka Mid ahaayeen Sheekh bashiir Axmed Salaad,
Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan oo qadka Teleefoonka uga qeyb galay barnaamijka .Sidoo kale waxaa Goobta [...]