Posted on November 12, 2008 by Buqaqable.com
Sarkaal ka tirsan Kooxda Mbghati ayay goordhaweyd kooxo hubaysan Ku toogteen Magaalada
Baydhabo oo ah Xarunta Xilmadhibaanada Mbghati Sarkaalkan oo lagu Magacaabi jiray
Coll; C/llaahi C/qaadir Ibraahim (C/llaahi (Karkaday)Ayaa ka tirsanaa Saraakiisha u qaabilsan
Amaanka Magaalada Baydhabo ninkan Ayay
kooxo bastoolado ku hubeysan toogteen xilli uu marayaySuuqa Boqolayda ee ku Yaala xaafada Bardaale kooxihii dilkan gaystay ayaa goobta [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on November 12, 2008 by Buqaqable.com
Maleeshiyaadka Al -Shabaab ayaa Maanta la wareegay Magaalada Marka oo ah
Xarunta Gobolka Sh/hoose.abaare 11:00 kii maanta aya soo Galeen maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab
Kuna hubeysan Gaadiidka Dagaalka Maamulkii gacan saarka La lahaa
Sh Indha Cade iyo Ciidamadiisi Ayaan la ogeyn halka Ay jaan iyo cirib dhigeen in kastoo ay jiraan warar sheegaya in [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »