Waxaa shalay galab lagu afduubay deegaanka Haraale oo hoos yimaada
Degmada Buqaqable Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka Hiiraan Maxamed Macalin Cusmaan kaasoo ay afduubeen
Maleeshiya daacad u ah kooxda
Al-Shabab ee Gobolka Hiiraan kadib markii uu soo baxay hadalkan afduubka gud
Ayaa waxaa dhaqaaqay ciidamada amaanka gobolka hiiraan oo dhowr jaho ka kala yimid kuna faafay goobtii uu ka dhacay falkan [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »















