Sarkaar Soomaali Ah kana Tirsanaa Hey,yad Gargaar oo lagu Magacaabo Merci Group Ayaa Xalay Lagu Dilay Jamaame Xili uu Ka Soo Baxay Masjid

Sarkaal ka shaqeynayey hay’ad Samafal oo lagu magacaabo MERCI GROUP ayay Xalay fiidkii kooxo hubeysan ay ku dileen gudaha
Degmada Jamaame ee gobolka J/hoose Xilli uu ka soo baxay masjid ku yaala degmadaas.
Maxamuud Maxamed Cusmaan oo ahaa madixii hay’ad la yiraahdo Mersi Group oo qaabilsaneyd dhismaha
waddooyinka iyo horumarinta deegaanka ayaa waxaa dilkiisa geystay rag hubeysan [...]