Gudi Culimo Ah oo loo Saaray Dhameynta Khilaafkii Soo Kala Dhex Galay Maamulka Maxkamadaha Go,Hiiraan Ayaa Soo Saaray Qodobo Dhowr oo La isku Afgartay

Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada B/weyne Guddi Dhawaan loo Saaray xalinta khilaafaad soo  dhaxgalay
Saraakiisha Maxkamadaha Gobalka Hiiraan Gudigan Ayaa shirkiisi Jaraa’id ka soo Saaray Qodobo dhowr Ah oo lagu heshiiyay in lagu Xaliya
Khilaafka iyo waxii hada kadib yimaadaba Shiikh Aadan C/laahi Salaad oo ahaa Gudoomiyaha
Gudi loo doortay xalinta khilaafka labada Dhinac, ayaa [...]

After several subsequent rounds of voting, Abdulqawi Ahmed Yusuf of Somalia was also elected, while the declared candidates Sayeman Bula-Bula (Democratic Republic of the Congo), Miriam Defensor-Santiago (Philippines) and Maurice Kamto (Cameroon) were unsuccessful.

Video |Member of Security Cou ncil casts vote to elect new members of the ICJ
6 November 2008 – The General Assembly and the Security Council today elected five judges to serve nine-year terms on the International Court of Justice (ICJ), the principal judicial organ of the United Nations, starting early next year.
After simultaneous but [...]

Gudoomiyaha Golaha Fulinta Midowga Maxkamadaha Ahna Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta iyo Wafdigii uu Hogaaminayay Ayaa Saaka Ka Dhoofay Magaalada B/weyne

Waxaa maanta ka dhoofay magaalada B/weyne Wafdigii todobaadka Ku sugnaa Gobolada Hiiraan iyo Shabellada dhexe ee uu
Hogaaminayay gudoomiyaha  Isbahaysiga dib u Xoraynta ahna kan Fulinta Maxakamadaha islaamiga Sheikh Shariid Sh Axmed ,
Wafdiga Sheekha ayaa la sheegayaa in ay u duuleen Dalka Jabuuti Walow arinkaas aan si rasmi ah loo Ogeyn oo ay jiraan warar Sheegaya in [...]