Waa Jawab Ku Socota Kuwa Wali Ka Shakisan In Ay Wax Kasta Dhici Karaan

Taariikh Ka Yaabisay Dadka Cunsuriyiinta ah ee midabka neceb Taariikh Ka Yaabisay Kuwa Waligood Xukunka Iyo Dhaqaalaha Ku Soo Dhex Jiri jiray Taariikh Ka Yaabisay
Kuwa Is Leheysiiyay Dhulka iyo Dhalashada Mareykanka  Waa Obama oo Afrikan Soo Galooti ah Aabihiis uu Ka Yimid Sanado ka Hor Geeska Afrika Waa Obama oo uu
Dhalay [...]

War Deg Deh Ah Afar Shaqaale Ajaanib Ah oo Gargaarka Ka Shaqeynayay iyo Laba Pilot Ayaa Maanta Airporka Dhuuso Mareeb Lagu Afduubay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi lagu afduubtay inka badan 6-qof oo
Shaqaale Ajaanib ahaa oo ka dhoofayay Airporka Dhuusamareeb.
Ma cadda sababta loo afduubay iyo cida afduubatay shaqaalaha ajnabiga ah ee la Afduubtay ayaa kala
Ahaa sidatan hal nin oo Belgium laba gabdhood France u dhashay Gabadh Poland u [...]

Brack Obama Ayaa Ku Guuleystay Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka Ee Beryahaynba Socotay Kaasoo Taariikh Weyn Dhigay

BARACK OBAMA  Ayaa Ka Guuleystay Ninkii La Tartamayay ee ka socday Xisbiga Jamhuuriga Ee
JOHN MCCAIN kaaso ku tumay 62% boqolkiiba lidaxan iyo labo
Obama ayaa noqonaya ninkii madoobaa ee jagada aduunka ugu Sareysa qabta kadib Colin pawel oo ahaa
Wasiirkii arimaha dibada iyo difaaca ee mareykanka
Somaliya ayaa ka mid ah wadamada wax wanaagsan ka rajeynaya Barak obama [...]

Xasan Abshir Ayaa Shalay Magaalada Growe Kaga Dhawaaqay inuu u taagan yahay Jagada Madaxtinimo Ee Gobolada Bari Ama Maamulka Puntland oo Ay Doorasho Qaab Beeleed Ah Ka Dhici Doonto 2009 Jan

Xasan abshir ayaa shalay shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Growe isagoona ugu talo galay shirkaas jaraa,id inuu isku soo sharaxo  jagada Madaxa Maamul Goboleedka Puntland 
Xasan Abshir Faarax oo in badan siyaasada Somaliya ku soo jiray ayaa maalmahanba dhex
noq noqanayay gobolada bari isagoona mar walba inkirayay doonitaankiisa ah  inuu isu soo sharaxo jagada maamulkaas,
Xasan Abshir Faarax [...]