Ururka Al-Shabaab Ayaa Maanta Meel Fagaare Ah Ku Karbaashay Laba Nin Reer Muqdisho Ah Kadib Markii Ay Ku Eedeeyeen Inay Dhibaatooyin U Geysteen Qoys Soomaaliyeed

Kooxda Al-Shabaab ayaa galabta meel fagaare ah xukun garbaash ah Ku fuliyay laba nin oo ay ku eedeeyeen inay qoys soomaaliyeed oo dagan magaalada Muqdisho dhibaato u geysteen
Labadan Ruux ayaa lagu fuliyay xukunkan garbaashka ah deegaanka Suuqa Xoolaha
Gaar ahaan  agagaarka Xeradii Maslax oo bilo ka hor fariisin u ahayd  Ciidamada Ethiopia 

Xukunkan Garbaashka ah ayay ka soo [...]

Cabdullahi Yusuf Ayaa Xili Ay Dowladii Mbghati Dhamaanteed Qurbo Joog Tahay Asna Isbitaal Ka Galay London Xanuun daraadiis

C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta gaaray magaalada London ee Cariga Ingiriiska, Halkaas oo uu ku yaal 
isbitaalkii beerka looga badalay toban sano ka hor .
Yuusuf ayaa wuxuu sanad kasta booqdaa Dhaqtarkiisa ku sugan Isbitaalka Comwell ee
Magaalada London, kaasi oo la socda sida uu u shaqeynayo Beerka uu qofkiisi lafoobay kii loo geliyayna sii duqoobaya
kaasoo ay mar [...]

Golaha Guurtida Beelaha Dirta Koonfureed Ayaa Maanta Si Weyn Uga Soo Hor Jeestay Hadalkii Yusuf Indha Cade Ee Ahaa Inuu Maamul Ka Dhisayo Gobolka Shabellada Hoose

Bayaan ay maanta ka soo saareen magaalada Muqdisho Golaha Guurtida Direed ayaa waxaa Ay si kulul ugu cambaareeyeen
Hadalkii dhawaan kasoo yeeray Yusuf  Siyaad (Indha Cadde) ee ahaa in uu maamul u dhisi Doono Gobolka Shabellada Hoose.
C/nuur Maxamed yusuf oo ah Xoghayaha Guud Ee Golaha Guurtida Direed ayaa maanta Aqriyey Bayaan ka soo baxay
Golaha aya [...]

War Dag Dag Ah Sheikh Shariif Sh Axmad Gudoomiyaha Isbaheysiga Di U Xoreynta Ahna Gu Golaha Fulinta Maxkamadaha Somaliya _Ayaa Waqti Yar Ka Hor Ka_Dagay Magaalada B/weyne

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya
Sheikh Shariif Sh Axmad  ayaa goor dhaweyd ka Degay Garoonka Diyaaradaha   Magaalada Beledweyne.
Wafdigan oo ay Xubno ka yihiin Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta  Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan,
Daahir Maxamuud Geelle iyo xubno kale oo Isbaheysiga ka tirsan Ayaa  ka soo duulay Magaalada Jowhar ee Xarunta [...]

Afhayeenka Gollaha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Axmad Diriye Ayaa Sheegay Maanta isagoo Saxaafada Kula Hadlayay Magaalada Jowhar in Ay Is Afgarad Ku Dhameysteen Waxyaabihii Ay KA Wada Hadleen iyaga Wafdigii Sh Shariif

Afhayeenka Golaha dhaqanka Hawiye ayaa sharaxaad ka bixiyey kulan ay magaalada Jowhar Kula qaateen guddoomiyaha isbeheysiga Dib u xoreynta Sooomaaliyeed Sh. Shariif Sh. Axmed.
Afhayeenka golaha dhaqanka Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa Sheegay in kulankii ay Magaalada Jowhar kula qaateen Sh. Shariif ay Isla garteen waxyaabo nadan oo la Xariira arimaha Siyaasada iyo Meesha ay [...]