iska Hor Imaadyo iyo Dagaalo Ayaa Ka Socda Magaalada B/weyne Xaaladana Aad Ayay U Kacsan Tahay Caawa

Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in uu caawa iska Hor imaad xoogan Ka Bilowday gudaha magaala madaxda gobolka hiiraan”  Wararka qaar Ayaa tibaaxaya in úu isku dhacan u dhexeeya taageerayaal ka kala tirsan
Kooxaha Isbaheysiga Dib -u xoreynta qeybihiisa Asmara iyo Djibtuti Kuwaas oo uu soo baxay khilaafkooda intii ka dambeysay 26 oktober kadib markii la saxiixay [...]

Dhacdadaan Dhaleecada Huwani Maaha Dheeldheele Dharaartii ilaah la Hortagoo Ay Dhamaad Gaarto Dhobo Dhoboda Dhididkiinu Sow Dhoorka Qoyn Mayso!!!

 
Dhagdheer iyo dhurwayaa ku cunay dheeha meel baase
Dhabarkay gacmaha ugu xireen dhagaha jeexeene
Dhulka uma dilaacine godbay dhuub u galiyeene
Sida geed abuur loo dhidbay dhugasho dheehdeene
Dhowda madaxa dhagxyay  wajiga kaga dhardhaarene
Dharbaaxadan sharciga dhaafsan ee lagu dhaqaaqaayey
Dhiranaanta iyo kibirku waa xaal damiin dhumaye
Malaaigaha dhawrsada nafluhu waa ka dhiidhiyeye
Dhafoorada waxii looga dhigay dhaawac [...]

Kulamadii Midowga Maxkamadaha Ee Magaalada Jowhar Ayaa Waxaa Ka Soo Baxay Qodobo Muhim Ah oo Ay isla Gaareen Madaxda Gudaha iyo Kuwa Banaanka Ka Yimid

Kulamo ay albaabada xirnaayeen oo labadii maalmood ee la soo dhaafay Ka Socday Magaalada Jowhar kii ugu dambeeyayna uu u dhexeeyay 
Hogaanka Maamula Ciidamada Maxkamadaha ee ku gudaha ku sugan iyo wafdigii
Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha iyo Kan ARS
Sh Shariif Sh Axamad uu hogaaminayay ayaa waxaa ka soo baxay qodobo dhowr ah
Sida uu maanta u aqriyay Saxaafada Sheekh [...]

Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii Hore Ee Dowladii TNG da Ayaa Qelo Dhaan Xoogan Ka Muujiyay Khilaafka Mas,uuliyiinta Maxkamadaha

Madaxweynihii hore ee TNG Dr. C/qaasim Salaad Xasan ayaa si aad ah u soo Dalbay in la dhex dhex Dhexaadiyo Madaxda Maxkamaha Islamaka oo uu Khilaafkooda sii badanaya 
Dr, C/qaasim Salaad Xasan ayaa ugu baaqay Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka inay u Hogaansamaan oo ay qaataan
Go’aanadii dhawaan ay soo saareen Majmaca Culumaa’udiinka Soomaaliyeed.
Wuxuuna sheegay C/qaasim  in khilaafka [...]

Magaca Maxaakiimta Kooxdiii Ka Tagtaa Waa Dii Diin Qolofkiisii ka Dhex Baxay !!

Maxaakinta islaamiga Soomaliyeed Marka la maqlo Magacaas waxaa Dadka Xusuustooda kusoo
Dhaca  dadaalkii ay ku bixiyeen la dagaalkii Isbaarooyinka iyo
Mooryaantii ay ku kala xirantay sanado faro badan Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho,  Waxaa kaloo aad dadku u xasuustaan
Lixdii Bilood ee ay ka talinayeen Magaalada Muqdisho iyo
Howlihii taariiqiga ahaa ee ay ummada u qabteen sida Nadaafinta [...]

Ciidamada Ethiopia Ayaa Saaka Dhaq dhaqaaq Ka Wada Gobolka Shabellada Hoose Gaar Ahaan Wadada isku Xirta Afgooye iyo Magaalada Marka

Ciidamada Cadowga ethiopia ayaa saaka Bilaabay dhaqdhaaq ciidan oo ay Baabuurta ugala dagayaan
Dadk ay xireen Wadooyin dhowr ah Ciidankan  ayaa Saaka Xayiraad dheeri ah
Ku soo rogay  dhaq dhaqaaqii ka jiray Degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda, Dadkii soo maray
Wadada ayaa sheegaya inay ka Dareemayeen maanta ciidanka Ethiopia feejignaan gooni heegan buuxana ku jira .
Gaadiidk ayay kala dageen [...]