Yuusuf Siyaad Indha Cade Ayaa Mar Kale Ku Noqday Gobolka Shabellada Hoose Si uu uga dhigo Gogosha Kooxda Asmar Indha Cade Ayaa Xiligii Hogaamiye Kooxeedka Ka Talinayay Gobolkaas

Waxaa maanta meel fagaare ah dadweynaha Magaalada Marka Kula hadlay Yusuf Siyaad indha Cade oo isagu mudo dheer
ka talinayay gobolka shabellada hoose xiligii Hogaamiye Kooxaadka ay Konfur Somaliya Xukumayeen
Yusuf ind hacade ayaa Tagay Magaalada Marka Kadib Markii La dilay laba ka mid ah Saraakiishii u joogtay Indha Cade
kuwaasoo kala Ahaa Nuuriye Cali Faarax iyo [...]

Gudoomiyaha Midowga Muqaawamada Soomaaliyeed Sheikh C/qaadir Cali Cumar iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ay Saaka Gaaray Magaalada Jowhar Si Ay ula Kulmaan Gudoomiyaha Golaha Fulinta MMIS Sheikh Shariif Sh Axmad

Waxaa tan iyo shalay ku sii qulqulay mgaalada Jowhar Mas,uuliyiin sarsare oo ka tirsan  Saraakiisha
Ciidanka MMIS ee gudaha Soomaaliya ku Sugan mas,uuliyiintan oo qaarkood xalay soo Gaaray
Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellada Hoose
Mas,uuliyiintan ayaa shirarkooda waxa ay ka Socdaan
Dhisme cusub oo dhowaan laga dhisay Magaalada Jowhar laguna Magacaabo “Suubiye Building” .
Madaxda ilaa xalay iyo [...]