Sheikh Shariif Sh Axmad Ma,uuliyada Qofka Loo Dhiibo Dabaalnimo Looguma Dhiibine hadii uu Go,aan Qaato Waa in Lagu Taageero Ama lala Taliyo Lagana War Dhowro Balse Hadii Ay Kun Nin Amar Isla Bixiyaan Waxba La Gaari Maayo

Dhageyso Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Ahna Gudomiyaha Golaha Fulinta Midowga Maxkamadaha Islaamka
Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo maanta gaaray Magaalada Jowhar ayaa shirar waaweyn oo uu la qaatay
Dad Mas,uuliyiin Maxkamadaha ka tirsan iyo Culumaa,udiin kale waxa uuna ka hadlay
Heshiiska Djibuti iyo waxyaabo badan oo la xariira dadka khilaafka abuuray 
Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa si aan horay loo [...]

Laba Askari oo Ka Tirsan Ciidanka Cadowga Ethiopia Ayaa Maanta Muqdisho Lagu Dilay Lagana Qaatay Qoryihii Ay Wateen

Xoogag ka tirsan Muqaawamada Muqdisho ayaa maanta si xeeladeysan u Toogtay laba ka mid ah Askarta Ciidamada Cadowga ee dagan Saraha Xamar Bile 
Kuwaasoo markaas ku sugnaa Agagaarka dugsigii hore ee Maxamuud Xarbi
Askartan la weeraray ayaa la sheegay inay ka soo baxeen difaaca ay uga jiraan Wadada Xamar bile
Kuwaasoo ka mid ahaa ciidan ku soo Faafay [...]

Gudoomiyaha MMI Ahna Gudoomiyaha ARS Sh Shariif Sh Axmad iyo Wafdi UU Hogaaminayo Ayaa Wadanka Dib Ugu Soo Laabtay Laba Sano Kadib

Warka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in      wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha isbeheysiga dib u xoreynta
Sheekh Shariif Sh. Axmed uu ka soo dagay garoonka magaalada madaxda gobolka Shabellada Dhexe Jowhar.
Wafdigan ayaa sida ay wararka nagu soo gaarayaan waxaa soo dhaweyn
Heer sare ah u sameeyay mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee gobolka Sh/dhexe. iyo kuwo ka yimid [...]

Islamist leader returns to Somalia town two years later Thousands of people had gathered in the town, located around 90 kilometres (55 miles) north of Mogadishu, to greet the influential cleric on his return to the area

MOGADISHU (AFP) – Somalia’s top Islamist leader, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, has returned to his Jowhar stronghold, north of Mogadishu, two years after being ousted by an Ethiopian invasion, a local official told AFP.
Sheikh Sharif, who has spent most of the two years in exile, flew in from Nairobi with a delegation [...]