At least five people were killed and 17 injured on Thursday when assailants tossed grenades into a busy marketThe violence has killed 10,000 civilians since early 2007, created more than a million internal refugees, and left more than three million Somalis in need of food aid.

At least five people were killed and 17 injured on Thursday when assailants tossed
Grenades into a busy market in the town where Somalia’s parliament sits, witnesses Said.
Islamist fighters have waged a nearly two-year campaign against
Somalia’s interim Administration after government forces backed by Ethiopian troops ousted them from The capital.
Islamists now hold most of south Somalia [...]

Ciidamada Midowga Maxkamadaha oo Galabta La Wareegay Gacan Ku Heynta Deegaanka Daynuunaay oo Aad Ugu Dhow Magaalada Baydhabo

Dagaanka Day-nuunaay oo aad ugu Dhow magaalada Baydhabo kana tirsan Gobolka Bay  ayay galabta
Dagaalo ka dhaceen kuwaasoo u Dhexeeyay Maleeshiyaad hoos yimaada Kooxda Mbghati iyo Ciidan ka tirsan Maxkamahada Islaamiga
Dagaalkani ayaa waxaa ku geeryooday mid ka mid ah Maleeshiyaadkii taabacsanaa Kooxda  Mbghati ee goobta loogu yimid
Halka ay Ciidanka  maxkamadaha islaamiga gacanta ku dhigeen tiro kale [...]

Ciidankii Cadowga Ee labada Sano Daganaa Warshada Xassey Ayaa Maanta Ka Guuray Magaalada Baydhabo iyadoona Warar is khilaafsan Ay Ka Soo Baxayaan

Ciidankii Cadowga ee Mudadaba´daganaa Warshadii (OOMADA) Ee Xassay
Ayaa Maanta halkaas iskaga Guuray iyagoona sida la sheegay Ay  Ciidankan u
Dhaqaaqeen Dhinaca wadanka Ethiopia Ciidankan oo aan ilaa Hada la aqoon
Sababta ay u guureen hadii ay la Xariirto Ka Bixitaanka ay ciidanka Ethiopia Wadanka ka baxayaan iyo hadii
Ay la Xariirto Dhaq Dhaqaaqyadii ay sida Caadiga ah uga [...]

C/llahi Yusuf iyo Caasha Cabdalla oo Si isku Mid Ah U Cambaareeyay Heshiiskii Djibuti Kuna Tilmaamay Dahab Shiil Ka Qaad Dahab Shiil U Dhiib

C/llaahi Yusuf iyo Xildhibaanad Caasha Cabdalla ayaa Shalay Shirar jaraa,id ku kala Qabtay Magaalada Groowe Tan hore Yusuf oo la hadlayay Wakaalada Wararka Aljazeera
Ayaa Sheegay in ay tahay waxa ka dhacay Djibuti Wax u dan ah Nuur Cade Ee aysan Asaga u dan Aheyn sida uu warka u yiri
Waxa uuna sheegay inuu ka soo horjeedo [...]

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Arooska iyo Aroosada (C/raxmaan Sheikh Maxamuud iyo Ifraax Cumar Xasan

Hambalyo Arooska iyo Aroosada C/raxmaan Sheikh Maxamuud iyo Ifraax Cumar Xasan oo uu Meherkoodu Ka
Dhacay Magaalada london ee cariga ingriiska 21 kii November 2008 waxaa halkan Ka tahniyeynaya
Dhamaan Bahda Buqaqable iyo Asxaabtan hoos ku qoran Waxayn idiin leeyihiin C/raxmaan iyo Irfaax Noqda
kuwii isku waara owlaad Baari ahna Kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin hoos ka aqri [...]

Ciidamada Cadowga Kuwii Ugu Badnaa oo Wadanka Soo Galay Maanta Tan iyo Waxii Ka Dambeeyay 2007 ki iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya

Ciidamo aad u fara badan oo ay leeyihiin Cadowga Ethiopia ayaa Maanta soo galay Gudaha wadanka somalia
Hadaba ciidankan oo aad u hubeysnaa kana soo gudbay Xadka Soomaaliya iyo Ethiopia gaar ahaan
Gobolka Gedo.iyo degmada Luuq halkaas oo ay ka wadaan Dhaqdhaqaaq ciidan
Ciidankan oo wata inka badan 100-Gawaarida dagaalka ah kuwa Taangiyada qaada  iyo Ciidanka Qaadaba .
Dadka [...]

Meydadka Laba Naagood oo Si Xun Loo Dilay Ayaa Saaka Laga Helay Deegaanka Buulo Mareer Xili Ay Kooxda Al-Shabaab Gacanta Ku Hayaan Inta Badan Gobolka Shabellada Hoose

Waxaa saaka laga helay Degaanka Buulo mareer oo ah halka uu maro Wabiga Shabelle meydadka labo haween ah oo si xun loo dilay  .
Haweenkan oo deegaanka Buulo Mareer si weyn Caan uga ahaa beero Waaweyna ku lahaa ayay aad uga xumaadeen dadka deegaanka 
Haweenkan oo laga helay meel ku dhow wabiga ayaa  
Waxaa jirkooda ka muuqday Dhaawacyo [...]

Ethiopia oo ku wargelisay UN ka iyo AU ka in Ay Dhamaan Ciidankeeda Kala Baxeyso Soomaaliya Dhaamadka Bisha Soo Socota Ethiopia to withdraw troops from Somalia this year

ADDIS ABABA  Sida ay qortay wakaalada Wararka Reuters maanta oo Jimca ah ayuu Wasiirka arimaha Dibada Ethiopia Sheegay in ay
Ciidankooda kala baxayaan somaliya Dhamaadka Bisha soo socota Wahida Belay oo ah Afhayeenka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Ethiopia Ayaa sheegay in Ay Dowladiisa Ku War Gelisay
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobwday Ban ki Moon iyo waliba Jean Ping [...]

Six people have died in landmine explosions in Hamar Weyene district, near the Somali presidential palace in the capital Mogadishu.

The remote controlled blasts on Thursday Targeted a Convoy of Government soldiers From the nearby
Presidential palace Villa Somalia as they Were Heading for Hamar Weyne, our Correspondent Quoted
Eyewitnesses as Saying.
There were reportedly three government Officers and Two guards Among the dead,
Said a Somali official on conditions of anonymity.
Nobody has claimed responsibility for the attacks Which [...]

Baaritaano Dheer Kadib Ayay Maanta Maamulka Somaliland Si Rasmi Ah Ugu Eedeeyeen Kooxda Al-Shabaab Qaraxyadii October 29, 2008 ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Bossaso

Dhageyso  Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Ee maamulka Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cirro oo Maanta Shir jar,aaid  ku Qabtay
Magaala Madaxda labaad ee Somalia Hargeysa ayaa Soo Bandhigay Baaritaano Mudo bil ah qaatay
Kadib in la soo Xaqiijijyay inay si rasmi ah Uga Dambeeyeen Kooxda Al-Shabaab ee Ka dagaalanta Koonfur somaliya
Weerarada arxan daro ee ka dhacay 29 october oo [...]